Month: April 2023

Dagaal ku bilowday , “Qaraxyo” & Hub culus oo ka socda Galgaduud
Post

Dagaal ku bilowday , “Qaraxyo” & Hub culus oo ka socda Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Al-shabaab ayaa saakey weerar qaraxyo ku billowday ku qaadey degaanka Masagawaa waxaana hadda socda dagaal toos ah oo u dhaxeeya Shabaabkii weeraray iyo ciidamada dowladda. Dadka deegaanka ayaa sheegay in gudaha deegaanka iyo hareeraha laga maqlayo dhawaqa rasaasta culculus ee ay is waydaarsanayaan labada dhinac ee Al- Shabaab iyo ciidanka Dowladda. Kooxda...

Dowladda Soomaaliya ‘’ Soomaaliya ayaa ka soo badbaadinay Suudan ‘’
Post

Dowladda Soomaaliya ‘’ Soomaaliya ayaa ka soo badbaadinay Suudan ‘’

Adis Ababa (Raxanreeb ) Soomaalidii ugu  horeysay oo laga soo saaray dagaalka ka socda Suudaan  Dowladda Soomaaliya ay u daad- guraysay dalka Itoobiya War ka  soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dadkan ay u badan yihiin kuwa waxbarasho u  joogay dalka dagaalada ay ka socdaan ee Suudan. Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in  ilaa...

MD Xasan oo Masjidka Isbaheysiga Kula Tukaday Shacabka Caasimadda
Post

MD Xasan oo Masjidka Isbaheysiga Kula Tukaday Shacabka Caasimadda

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga oo astaan u ah is-jacaylka, midnimada...

Madaxda Dowladda hadda & kuwii hore oo shacabka Fariin  u diray
Post

Madaxda Dowladda hadda & kuwii hore oo shacabka Fariin  u diray

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa maanta oo Jimca ah dunida Islaamka looga dabbaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasadda ciidda Soon-fur Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed dowlad iyo shacabba ugu hambalyeeyay maalinta koobaad ee bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka uu Alle wax siiyay ugu baaqay...

RAXANREEB oo idin leh Eid Mubaarak Sacuudiga oo laga arkay bisha Soonfur
Post

RAXANREEB oo idin leh Eid Mubaarak Sacuudiga oo laga arkay bisha Soonfur

Riyadh ( Raxanreeb ) Sucuudi Careebiya ayaa laga arkay bishii Soonfur, iyada oo uu arkay qof ku sugan gobollada dhexe ee boqortooyada Television maxali ah oo ku yaala Sacuudiga ayaa qof ku sugan mahaalada Sudeir  ee dalka Sucuudiga u xaqiiyay aragtida bisha Soonfur. Maamulka sare & Shaqaallaha Raxanreeb ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta...

Post

78 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday Yemen

Ugu yaraan 78 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday caasimadda Yemen ee Sanca, kadib markii boqollaal qof ay isugu soo baxeen dhisme iskuul, si ay u helaan gargaar lacageed, sida ay sheegeen goob joogayaal iyo warbaahinta taabacsan Xuutiyiinta maanta.

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?
Post

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka fuliyay xaafado ka mid ah  magaalada Muqdisho. Howlgaladan ayaa ah kuwo daba socda howlgalo xariir ah oo maamulka gobolka Banaadir uu ka wada degmooyinka Muqdisho si amniga wax loogu qabto. Afhayeenka ciidanka Booliska Sadiikh – Doodishe ayaa sheegay wax laga qabtay dhacdooyinka...

Dadka magaalada Muqdisho oo maanta Guryahooda ku xaniban
Post

Dadka magaalada Muqdisho oo maanta Guryahooda ku xaniban

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xiray waddooyin muhiim ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dadka ku  nool caasimadda oo isku diyaarinaya maalinta ciida oo saacada uun ay inaga dhiman yihiin ayaa wajahay maanta xaalad adag oo xirnaanshaha wadooyinka ah. Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah jidka Maka Al-mukarama,...