Day: May 11, 2023

Home » Archives for May 11, 2023
Abdalle kadib caana -mala cabay ? Jahwareerka saxaafadda Soomaaliya
Post

Abdalle kadib caana -mala cabay ? Jahwareerka saxaafadda Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Kiisas badan oo ku saabsann  tacadi loo gaystay  saxaafadda Soomaaliyeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas la  hor istaagay in laga – hadlo. Weriyayaasha qaar inta la jirday , shaqada laga joojiyay ayaa inta warbaahintooda ay baahisay dhibkii ku dhacay  hadana muuqalkii sheekooyinkooda ku saabsanaa laga saaray warbaahintooda. Falalkan waxaa ku lug...

Axmed Karaash ‘’ Xamse aamusnaanto ayuu ku qurux badan- yahay  ‘’
Post

Axmed Karaash ‘’ Xamse aamusnaanto ayuu ku qurux badan- yahay  ‘’

Garoowe ( Raxanreeb ) Ka dib – hadalkii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee kaga hadlay doorashooyinka Puntland , iyo dagaalka Laascanood waxaa soo baxaya hadalo jawaab u ah warka Xamse Cabdi Barre Qoraal bartiisa Facebook ku daabacay , Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Karaash ayuu ku weeraray Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Karaash ayaa qoraalkiisa waxaa...

Lacagta biyo xireen oo la musuqay & saamaynta fatahaadaha Beledwayne
Post

Lacagta biyo xireen oo la musuqay & saamaynta fatahaadaha Beledwayne

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada  Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka jira barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool , xaafadaha magaalada  Beledwayne. Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in qoysas badan uu saameyn ku yeeshay fataahadaha ka jira magaalada  kaas oo xaafado hor leh gaaray. Qoysaska  ugu badan ee...

Hoobiyaal lagu garaacay Xarardheere & rayid waxyeelo soo gaartay
Post

Hoobiyaal lagu garaacay Xarardheere & rayid waxyeelo soo gaartay

Xarardheere (Raxanreeb ) RBC wararka uu ka helayo degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen weerar hoobiyaal ah. Kooxda ayaa bartilmaameed ka dhigtay , fariisimo ciidanka maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda ay ku lahaayeen hareeraha degmada Xarardheere oo kol  hore laga saaray Al- Shabaab. Dad ku sugan...