Day: May 17, 2023

Home » Archives for May 17, 2023
Waaran soo xiris ah oo loo jaray Xasan Shire Abgaal ,Khadar Faroole & xuno kale
Post

Waaran soo xiris ah oo loo jaray Xasan Shire Abgaal ,Khadar Faroole & xuno kale

Garoowe (Raxanreeb ) Xeer ilaalinta Puntland ayaa waaran soo xiris ah u jartay, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal. Sidoo kale waxa ay xeer ilaalintu soo xiris u jartay, Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Faroole, Wasiir hore Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax. Xubnahan ayaa lagu eedeyay ku  lug lahaanshaha dagaal sababay dhimasho iyo...

MD Xasan Sheekh lacagta uu u doontay  Doha maka soo heli doonaa ?
Post

MD Xasan Sheekh lacagta uu u doontay  Doha maka soo heli doonaa ?

Doha  (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar halkaas oo uu sii joogi doono labada maalin ee soo aadan. Sida aan ku baahinay xogaheenii hore Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kala hadli doona madaxda dalkaas  sidii uu ugu soo heli lahaa dhaqaale , maadama Dowladda Soomaaliya u baahan tahay daqli ay...

Ninkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo loo magacaabay  Nabad Sugidda KENYA
Post

Ninkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo loo magacaabay  Nabad Sugidda KENYA

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweyne Kenaya William Ruto  ayaa Noordin Haji oo Soomaali ah u magacaabay agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka , sida lagu sheegay war ka soo baxay madaxtooyada Kenya. Madaxwaynaha Kenya warka ka soo baxay ayaa lagu sheegay  haddii Baarlamaanku uu meel mariyo magacaabistan  Nooradin Haji uu bedelayo Philip Kameru oo lagu wado...

NISA , Boolis &  milatiri oo lagu daadiyay xaafadaha Muqdisho + Sababta
Post

NISA , Boolis &  milatiri oo lagu daadiyay xaafadaha Muqdisho + Sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal balaaran ka sameeyay xaafado dhawr ah oo magaalada Muqdisho kuwaas oo la sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidamada ayaa inta uu socdeen howlagallada guri guri ugu baarayayay xaafadaha qaar ee degmooyinkaaas, si u hubiyaan amniga xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag. Howlgalkan oo ay si wadajir ah u...