Month: May 2023

12 SANNO ka dib waxaa dib loo furayaa xuduuda Soomaaliya & Kenya
Post

12 SANNO ka dib waxaa dib loo furayaa xuduuda Soomaaliya & Kenya

Mandheera (Raxanreeb ) Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo dheer ka dib loo furayaa , taas oo caqabad ay ku qabeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool degmooyina Beledxaawo iyo Mandheera. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dib ay u furayso Xuduuda si ay u sahlanaato isku gudubka dadka iyo ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Goobaha...

Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan maxaa laga qaaatay ?
Post

Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan maxaa laga qaaatay ?

Khartoum ( Raxanreeb ) Bililiqo xoog leh ayaa lagu soo waramayaa  in loo gaystay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Suudaan halkaas oo ay dagaalo ka dhacayaan. War ka soo baxay Taliska Ciiddanka Dowladda Sudan ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la dhacay  Safaaradda Somalia iyo Xarunta Ergada Hawlgalka QM ee  Nabad-Ilaalinta ee dalka Sudanta...

WARCUSUB : Askarta DFS oo Muqdisho lagu weeraray + khasaaraha
Post

WARCUSUB : Askarta DFS oo Muqdisho lagu weeraray + khasaaraha

Muqdisho (Raxanreeb ) Qaraxii daqiiqadaha ka hor caawa laga maqlay Muqdisho waxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ah, waxa uu ka dhacay agagaarka hoteel Amiira ee degmada Hodan. Sida la xaqiijiyay cidna wax kuma noqon, waxaan goobta xiray ciidamada amniga oo baaritaanno ka bilaabay goobta. Saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya oo goobta soo gaaray...

Doorashada Turkiga:  Codadka la tiriyay illaa hadda
Post

Doorashada Turkiga:  Codadka la tiriyay illaa hadda

Ankara (Raxanreeb ) Natiijooyin hore ayaa soo baxaya doorashada sida weyn isha loogu hayo ee Turkiga, kaddib  markii la soo xiray goobaha codka laga dhiibanayay. Dadka gaaraya 64 milyan ayaa  loo oggolaaday inay codeeyaan. Madaxweynaha hadda talada haya ee Recep Tayyip Erdogan ayaa codkiisa ka dhiibtay magaalada Istanbul. Labada musharax ee kale, Kemal Kilicdaroglu iyo...

Nin & laba haweenay oo loo haysto Al- Shabaab oo gacanta lagu dhigay
Post

Nin & laba haweenay oo loo haysto Al- Shabaab oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha  ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen xubin  tirsan oo ka tirsan Al- Shabaab oo falal amni ka gaysanayay  magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegay  ninkan oo   ka tirsanaa kooxda Al Shabaab uu  bambaano ku tuuray fariisin ciidanka kaga sugnaayeen xaafada jaamacadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa...