Month: May 2023

MD Xasan Sheekh ‘’Doorasho dadban uma aadi doono Afisiyooni ‘’
Post

MD Xasan Sheekh ‘’Doorasho dadban uma aadi doono Afisiyooni ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa sannadkii tagay ayaa sheegay in doorashada soo aadan aan lagu laaban doonin Afisyooni. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in doorashada ka shaqeynteeda ay ay bilaabi doonaan sanadkaan 2023, taas oo...

Ruto ”Afrika & Soomaaliya-ba  uma baahna kaalmada Midowga Yurub”
Post

Ruto ”Afrika & Soomaaliya-ba  uma baahna kaalmada Midowga Yurub”

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay Midowga Afrika in aanu xamili karin la tacaalidda arrimaha Afrika kaddib muddo ka badan 60 sano oo uu jiray. Madaxweyne  William Ruto ayaa ku dhaleeceeyay madaxda dalalka Afrika, iney ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatada gudaha qaaradan ka jirta. “Waxaan si dhab ah ugu baahannahay su’aalo...

Deni & Axmed Madoobe maku heshiin doonaa mooshinka RW Hamse
Post

Deni & Axmed Madoobe maku heshiin doonaa mooshinka RW Hamse

Adis Ababa (Raxanreeb )  Maamulada Puntland  iyo Jubbaland oo xiriirkooda oo ahaa mid xumaa sanadka uu xukunka uu joogay Madaxwaynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaas kula kulmayo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Aby Ahmed. Xiriirka labada dhinac ayaa bilihii dhowaa u muuqday...