Month: May 2023

Wasiir Juxa muxuu ka yiri doorashada Puntland
Post

Wasiir Juxa muxuu ka yiri doorashada Puntland

Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo haatan ku sugan magaalada Boosaaso ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka xilli maanta ay si rasmi ah u billowdeen doorashooyinka maamulkaasi, walow dib loo dhigay doorashada Garoowe iyo laba degmo oo kale, sababo la xiriira xiisadda dagaal ee weli ka taagan qaybo kamida gobolka Nugaal.

Golaha Wasiirrada DF oo ka shiray fahaatadaha HirShabeelle
Post

Golaha Wasiirrada DF oo ka shiray fahaatadaha HirShabeelle

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbixinno la xiriira Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey Gobolka Hiiraan, diyaar garowga imtixaanka qaranka ee dugsiga sare iyo dhaqan-gelinta nidaaminta bajaajka caasimadda ka howlgala.

SAWIRKA: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Post

AAW ‘’ Puntland maanta guul ku dayasho mudan ayay gaartay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay doorashada golaha deegaanka ee dadka codkooda dhiibanaya maanta ee ka socota deegaanada maamulka Puntland. Shakuur waxa uu sheegay in guul u soo hoyatay ay tahay shacabka Puntland doorashada qof iyo cod ee dadka codkooda dhiibaya si ay u doortaan qofkii hoggaamin lahaa. ‘’Waxaan u hambalyeynayaa...

Madasha wada-tashiga Qaran oo Maalintii labaad ku shirsan Muqdisho
Post

Madasha wada-tashiga Qaran oo Maalintii labaad ku shirsan Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya  shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo  ay ka qayb galayaan inta badan madaxda maamul goboleedyda. Shirkan waxaa ka maqan madaxwaynaha maamulka Puntland oo diidan ka qayb galka shirkan ka dib khilaaf kala dhaxeeya , Dowladda Federaalka ee uu hoggaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkaan ayaa waxay madaxda...

Qarax Muqdisho lagula eegtay askar ka  tirsan Dowladda Soomaaliya
Post

Qarax Muqdisho lagula eegtay askar ka  tirsan Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac – gaystay ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho , waxaana lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegaya , in qaraxan lala eegtay Ciidanka Boolis Militaro ee dhawaan lagu soo tababaray dalka dibadiisa kuwaas oo ka qayb qaata amniga degmooyinka magaalada Muqdisho. Inta...

Doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka oo ka socota Puntland
Post

Doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka oo ka socota Puntland

Muqdisho (Raxanreeb ) Deegaanada maamulka  Puntland waxaa  si rasmi ah uga bilaabatay doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka ee maamulkaas. Waxay doorashada ka dhaceysaa soddon degmo oo ku yaala Mudug, Bari, iyo Sanaag iyo deegaano kale oo Puntland ah marka laga reebo gobolka Nugaal. Guddiga doorashada ayaa codeyntii halkaas ka dhici laheyd dib u...

Farmaajo & Deni ma isku safbaa ? –siyaasadda is rogrogta ee Soomaaliya
Post

Farmaajo & Deni ma isku safbaa ? –siyaasadda is rogrogta ee Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Farmaajo iyo Deni waxay ahaayeen ka hor inta xilka uusan banayn Madaxwayne Farmaajo dab & basiin aan la isku soo dhawayn karin , waxayna gaarsiisanayd khilaafkooda heer fagaarayaasha lagu soo bandhigo. Marna isku saf ma ahayn Deni iyo Farmaajo , taas bedelkeena waxay bah wadaag siyaasadeed ay ahaayeen , Madaxwaynaha hadda talada...