Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayuu faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Day: August 17, 2023
Madaxweyne Muuse Biixi, raysal wasare Xamse iyo madaxda kale ee ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye
Dad badan oo ay ku jiraan madax kala duwan ayaa ilaa iyo hadda ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye oo shalay galab lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Dibedbaxyaal loo xiray kaniisad ay gubeen dalka Pakistan
In ka badan 100 qof ayaa lagu xiray magaalo ku taal bariga Pakistan ka dib markii kumannaan muslimiin ah ay gubeen kaniisado guryana la burburiyey.
Deni oo Muuse Biixi ku edeeyay dilka Abwaan Jaamac Kediye
Garoowe (Raxanreeb) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday abwaan Jaamac Kediye oo xalay ku dhintay madfac ku habsaday isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood. Dhanka kale, Siciid Deni ayaa sheegay in abwaan Jaamac Kediye uu ahaa tiirweyn oo umadda Soomaaliyeed ka baxay, waxa uuna...
Xasan Sheekh oo dhaleecayn kala kulmay tacsi la’aanta Abwaan KEDIYE
Muqdisho (Raxanreeb) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ku geeriyooday , AUN Abwaan Jaamac Kadiye, kaas oo ku dhintay madaafiic ay Somaliland ku garaacday magaalada. Soomaalida dhaxdeeda ayaa geerida abwaankan Soomaaliyeed si wayn ay u gilgishay waxaana ka tacsiyadeeyay , madax ,masuuliyiin iyo siyaasiin badan . Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku dhex...
Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino
Ruun-nurgood (Raxanreeb ) Wararka aan ka – helayno gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay. Waxa lagu soo waramayaa in qaraxa uu ahaa miinada dhulka la galiyo , kaas oo haleelay gaari ay saarnayeen dad shacab ah. Waxa ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxaas hooyo iyo cunugeeda oo ku...
GAARISSA : Xildhibaan argagax ku tilmaamay falkii lagu laalayay dhallinyaro
Garissa (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay 6 dhallinyara ah kuwaas oo lagu dilay deegaano hoos yimaada magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya , sabab la xiriirta aano qabiil. Booliiska ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa wada baritaan ku saabsan dilkii 6 qof oo dhalinyaro ahaa shalay loogu...