Day: August 26, 2023

Home » Archives for August 26, 2023
Maalintii 10aad oo Muqdisho uu ku afduuban yahay Weriye Bulbul
Post

Maalintii 10aad oo Muqdisho uu ku afduuban yahay Weriye Bulbul

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waa maalinkii 10aad ee uu Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul ku jiro xarig sharci darro ah. Saaka waxaa loo ballansanaa in Bulbul la horkeeno Maxkamadda Gobolka Banaadir, hase yeeshee saraakiisha CID ayaa keeni waayeen iyagoo ku andacooday inaysan weli sameynin baaritaan. Sidaas...

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 5aad.
Post

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 5aad.

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) DHaqan xun-xun oo ay fidinayaan iyo dhallan rogga Waa barnaamij lagu talo galay! Waxaa shaki la’aan ah inaan ka dheregsanahay dabeecadaha musuqmaasuqa ah ee ay shisheeyuhu bareen mujtamacii gaar ahaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Waxaynu ognahay in dhaqankaas uu runtii si baahsan u taabtay guud ahaan nolosha bulshada gaar ahaan...

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon
Post

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon

Goobaha codbixinta ayaa ka furmay dalka Gabon, halkaasoo madaxweyne Ali Bongo uu doonayo inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxtinimada. Waxaa jira walaac baahsan oo ku saabsan codeynta. Midowga Yurub laguma martiqaadin inay soo diraan goobjoogeyaal waxaana la muujiyay cabsi ku saabsan xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Gabon uu sidoo kale diiday codsiyo aqoonsi oo uga yimid saxafiyiinta caalamiga ah.

XOGTA Shirka wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha
Post

XOGTA Shirka wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Xubno  horudhac u ah shirkan ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb , halkaas oo ay hore  uga sugnayeen masuuliyiinta Dowladda oo uu ka mid yahay Xasan Sheekh Maxamuud. Golaha...

Gafafka, hagardaamooyinka iyo khiyaanada Hanti-Dhowre Guutaale
Post

Gafafka, hagardaamooyinka iyo khiyaanada Hanti-Dhowre Guutaale

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay intii uu joogay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka. 1. In Hantidhawruhu amray wax ka bedelka Hidise-sharciyeedka XHGQ ee ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaankii 10aad iyadoo wax kabedelka aan lagu saleyn halbeeg...

Sawirku waxa u dhigmaa kun erey
Post

Sawirku waxa u dhigmaa kun erey

Muqdisho (Raxanreeb ) Soomaalidu waa dad aad u hal abuur badan. Kuwa badan waxa ay hibadooda iyo kartidooda ku soo bandhigaan goleyaal dhaqan iyo warbaahinno kala duwan. Mid ka mid ah hababka ugu caansan ee isqeexidda qofeed iyo gudbinta farriin waa sawirqaadista. Tani marnaba la yaab malahan maxaa yeelay sare u kaca adeegsiga taleefoonda iyo...