Day: August 25, 2023

Home » Archives for August 25, 2023
Ciidanka DFs oo gudaha u galay Ceelbuur –  wax dagaal ah kama dhicin.
Post

Ciidanka DFs oo gudaha u galay Ceelbuur –  wax dagaal ah kama dhicin.

Ceelbuur (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa gudaha u galeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Guluf socday maalmo ayaa la sheegayaa in ciidanka ay ugu suurtagashay in ay kula wareegaan degmadaas oo ay ku xooganayeen kooxda Al- Shabaab. Kooxda Al-Shabaab ayaa baneysay magaaladaas iyagoo aan ku dagaalamin, waxaana gudaha...

Post

SSC Forces Capture Somaliland’s Goojacade military Base

In a major victory, forces of the SSC administration of Sool captured the main military base of Somaliland on the outskirts of Lasanood after a battle that lasted less than 4 hours on Friday. The SSC troops were able to take control of Somaliland’s stronghold in Maraaga and the large Goja’adde base. The SSC-Khatumo administration...

Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee GOOJACADE.
Post

Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee GOOJACADE.

Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Waxaa baraha bulshada la soo geliyey muuqaalo iyo sawiro muujinaya ciidamada SSC oo dhex socda xarunta taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde. Ciidamadii Somaliland ayaa si halhaleel ah uga baxsadey taliskooda, waxaana ay meesha uga...

Dagaal ka dhacay Laascanood &  SSC oo guulo ka sheegtay.
Post

Dagaal ka dhacay Laascanood &  SSC oo guulo ka sheegtay.

Laascanood ( Raxanreeb )  Ciidamada Deegaanka ee SSC ayaa la wareegay gadiid dagaal iyo fariisin ciidamada Militeriga Somaliland kulahaayeen Jihooyinka bariga iyo galbeedka ee Magaalada Laascaanood. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka iska hor imaadyo ayaa ka dhacay maalmihii la soo dhaafay Gooja Cadde , halkaas oo ah ubudcda dagaalka labada dhinac ee SSC iyo Somaliland....

TiTok , Telegram & 1XBET miyay dalka ka shaqaynayaan ?
Post

TiTok , Telegram & 1XBET miyay dalka ka shaqaynayaan ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta ayay ahayd in si rasmi ah u dhaqangalo in dalka uga dhaqan galo go’ aan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ay ku hakisay adeega Tiktok , Telegram iyo qamaarka 1XBET. Dhamaan adeegyada ayaa si shaqaynaya , taas oo muujinaysa in aanu dhaqan gal noqon go’ aanka Dowladda ay ku joojinaysa App-...

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 4aad.
Post

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 4aad.

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dalka inuu Dumo waxaa ka Daran Dadkiisa oo Doqomooba! Waxaa muhiima marka aynu ka hadleyno xilka iyo waajibaadka dhallin-yarrada ka saaran dalkeena burburay inaynu fahamno dabeecadaha iyo khataraha inooga soo wajahan dalalka aynu deriska nahay ee waliba marar badan aan maqleyno handdadaad iyo damaca waalan ee kaga...