Day: August 1, 2023

Home » Archives for August 1, 2023
Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan
Post

Soomaaliya oo loogu deeqay $75 Milyan

Bankiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaaraysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya, si ay gacan uga geysato koboca awoodda hay'adaha dawliga ah, sida lagu sheegay war-saxafaadeed ka soo baxay Bangiga Adduunka.

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhaxe ee G/Banaadir oo la shaaciyay
Post

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhaxe ee G/Banaadir oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Agaasinka waxbarashada goolka Banaadir ayaa si rasmiya ugu dhawaaqey natiijada Imtixaanka fasalka sideedaad ee gobolka banaadir sanad dugsiyeedka 2022&23. Munaasabadii shaacinta waxaa ka qaybgalay Guddomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale. Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. Cabdifitaax Bare oo natiijadaan shaaciyay ayaa sheegay in ay gudubtay  30,837 Arday...

Xabad joojintii  hoggaanka talada haya ee mucaaradka oo burburay
Post

Xabad joojintii  hoggaanka talada haya ee mucaaradka oo burburay

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka maamulkaas ay shaaciyeen in ay  meesha ay ka baxday xabad joojintii halka dhinac ahayd Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa sheegay in ay muuqanayso in hoggaanka  xilka haya ee Saciid Cabdullaahi Deni sabab uu u yahay in meesha  ka baxdo xabad joojinta....

Shabaab  sanad gudahiisa 80 kun oo qof ayay dishay Soomaaliya
Post

Shabaab  sanad gudahiisa 80 kun oo qof ayay dishay Soomaaliya

Nairobi (Raxanreeb ) Xaruunta daraasaadka iyo Istiraatiijiyadaha Afrika warbixin ay soo saartay ayay ku soo bandhigtay tirada – guud ahaan Al- Shabaab ay ku dileen gudaha Soomaaliya Waxa ay sheegtay xarunta in ay korortay sanadkan tirada kooxda ay ku dishay Soomaaliya marka la barbardhigo sanadkii 2022. Sida ay warbixinta ku sheegtay hay’addu waa sanadkii ugu...

Soomaaliya ayaa  Bangiga Adduunka ka heshay $75 Milyan  
Post

Soomaaliya ayaa  Bangiga Adduunka ka heshay $75 Milyan  

Nairobi (Raxanreeb ) Soomaaliya waxay heshay $75 milyan oo deeq ah oo ka timid Bangiga Adduunka si ay gacan uga geysato xoojinta hay’addaha dalka iyo sidii deymaha looga cafin lahaa Lacagtan ayaa qayb ka ah, kaalmooyin xidhiidh ah oo la siinayo Soomaaliya, taas oo Bangiga Adduunku uu sheegay inay ka taageerayso Soomaaliya, inay horumar ka...

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho
Post

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

Raxanreeb (Muqdisho ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu weeraray , Xaafada  Buulaxuubay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Ciidamo dhar cad ah ayaa la sheegayaa in qaraxan lala eegtay ciidamo ka qayb qaadanayay sugida amniga caasimada ee Muqdisho. Waxaa la sheegay in qaraxan la galiyay goob ay fariisan jireen , waxaana jirin khasaare...