Day: August 13, 2023

Home » Archives for August 13, 2023
Dagaalka Sudaan oo dib uga qarxay magaalooyinka qaar
Post

Dagaalka Sudaan oo dib uga qarxay magaalooyinka qaar

Sida lagasoo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters, dagaal ayaa maanta oo Axad ah ka qarxay magaalada Nyala ee galbeedka Suudaan iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Koonfurta Darfur, goobjoogayaal ayaa sidaasi sheegay. Dagalka dabadheeraaday ee Suudaan ayaa laga cabsi qabaa in uu gobolka oo dhan ku baaho.

Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China
Post

Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China

Muqdisho (Raxanreeb )  Maanta oo Axad ah xarunta Golaha shacabka waxaa ka qabsoomay fadhi su’aalo lagu waydiinayay Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa wasiirka wax ka weydiiyay shaqada guud ee wasaaradda, gaar ahaan arrimaha ciyaaraha iyo horumarinta garoomada ku yaalla gudaha dalka. Xildhibaanada ayaa su’aalo adag waydiiyay Wasiirka kuwaas oo...

Puntland : Xarfo ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyinka muhiimka ah
Post

Puntland : Xarfo ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyinka muhiimka ah

Garoowe (Raxanreb ) sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno degmada Xarfo ee Puntland ciidan gadoodsan ayaa xirtay waddooyin muhiim ah oo degmada ah. Dadka degmada ayaa sheegaya  in talabadan saamayn ay ku yeelatay dadka deegaanka , kuwaas oo cabsi dareemay maadama xaaladahan sidan oo kale ah nolosha dadka ay saamayn ku yeelan karto. Ciidamada...

Somaliland oo duqeymo ka fulisay gudaha magaalada Laascanood
Post

Somaliland oo duqeymo ka fulisay gudaha magaalada Laascanood

Laascanood  (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqlayo dhawaqa jugta culus oo ay is waydaarsanayaan ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka hoobiyaasha qaar ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaceen xaafadaha qaar ee magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Sedex...

90 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaymaha  gobolka Hawaii ee Mareykanka
Post

90 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaymaha gobolka Hawaii ee Mareykanka

NewYork (Raxanreeb ) Ugu yaraan 89 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay Maui ee dalka Mareykanka. Barasaabka gobolka Hawaii Josh Green ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay kordhi karto. Burbur baaxad leh ayaa gaaray dhismayaal deegaanka ku yaala, iyadoo gawaari badan ay dhalaaleen kaddib markii uu dab qabsaday. Qiimaha dib...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo  si xirfadaysan u bandhigay xalka Somaliland
Post

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo  si xirfadaysan u bandhigay xalka Somaliland

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsanayaa maamulka, shacabka iyo gaar ahaan ehellada ay dadkoodu ku dhinteen iska hor imaadka shalay ka dhacay Somaliland. Damac, qab iyo quursi is huwan waxaa inta badan siyaasiga duufsada, kana indha saaba talada toosan. Waxaa hubanti ah haddii geesawaynta siyaasadda (Political Elite النخبة السياسية) heshiin waayaan, jirina...