Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta mooshin cusub geeyay baarlamaanka, kaas oo ku aadan dhibaatada ka taagan Xasbiga Dhexe ee Xamar.
Day: August 12, 2023
Somaliland oo ka hadashay khasaaraha dagaalkii buurta Gacan Libaax
Hargaysa (Raxanreeb ) Ugu yaraan 9 askari oo ka tirsan booliska Somaliland ayaa ku dhintay, halka 17 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo Jimcihii shalay dhexmaray ciidamada maamulka Somaliland iyo maleeshiyada jabhadda ka dagaalameysa buurta Gacan Libaax oo ku taalla inta u dhexeysa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Taliyaha booliska Somaliland, Maxamed Aadan Saqadhi ayaa...
Beesha Caalamka oo ka walaacsan dagaallada ka qarxay gobolka Amxaarada
Mareykanka iyo UK ayaa ku biiray sadex waddan oo kala ah Japan, Australia iyo New Zealand, kuwaas oo walaac ka nuujiyay xaaladda amni ee sii xumaaneysa ee dalka Itoobiya.
Ciidamada DF oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano hoostaga Shabeellaha Dhexe
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saakay markale dib u qabsaday Degmada Ruun-Nirgood ee dhacda Waqooyi-Bari Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen saraakiil katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ganacsatada qaadka ee Kenya oo ka naxay ammar kasoo baxay DFS
Nairobi (Raxanreeb ) Beeralayda qaadka ee Kenya ayaa isha ku haya hoos u dhac ku yimid iibka kadib markii ay Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood oo ay si gaar ah uga heli karto suuqa qaadka bishiiba. Warbaahinta Nation ayaa ku warrameysa in mid kamida ganacsatada qaadka uu u sheegay in maalmo kooban amar lagu siiyay...
Waa deeganadii goobaha ay la wareegeen ciidanka DFS ?
Warsheekh (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo amni ka sameeyay degmada Ruun Nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ciidamadu ay ku howlan yihiin howlgallo miino-baaris & amni sugid ah oo ay ka wadaan Degmada Ruun-nirgood...