Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fardowso Cismaan Cigaal ayaa hortegtay xubnaha guddiga Gaadiidka ee Golaha Shacabka, kuwaas oo wax ka weydiiyay howlaha shaqo ee wasaarada.
Day: August 7, 2023
Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Xamsa Warfaa oo ah Lataliyaha Madaxweyne Biden
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Xamse Warfaa.
Wasiir qarka u fuulay in xilka laga tuuro oo raalli galin bixiyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa maanta markale waxa uu hortagay xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Xasan Macallin ayaa fadhigaan kii ka horeeyay waxa uu Golaha shacabka ku amray inuu dib u laabto ka dib markii uu ka soo dib dhacay waqtiga loogu tala galay inuu yimid...
Safaarado ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah Shirjaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay hanti dhawrka Qaranka ayuu ku faahfaahiyay warbixin sanadla ah oo ay ku baarayeen xafiisyo Dowladeed iyo safaaradda. Hanti dhawrka oo lagu magacaabo Axmed Ciise Guutaalle ayuu sheegay in warbixintooda ay ku ogaadaan in safaaradaha qaar daqliga soo galay aan u adeegsan si...
Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay
Adis Ababa (Raxanreeb ) Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Itoobiya iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo jeeda gobolka Amxaarada ayaa ka socda magaalooyin kuyaalla ismaamulka Amxaarada. Warbaahinta taageerta maleeshiyaadka mucaaradka ayaa ku waramaya in ay qabdsadeen xarumo muhiim ah ay ku jiraan garoomo diyaaradeed, waxa ay sidoo kale sheegeen in ay kusii siqayaan...
MD Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo culays ka haystay beelaha , dega galgaduud si gaar ah Ceelbuur ayaa kulan la qaaday odayaasha deegaanka. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa kala – hadlay Odayaasha dhaqanka Deegaankaas ka soo jeeda howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee la doonayo in dhawaan uu bilowday. Xasan Sheekh ayaa odayaasha...
Arsenal ayaa diiradda saari doonta hal koob ka dib markii ay ku guuleysato Community Shield, Arteta ayaa sidaas yidhi
Arsenal ayaa diirada saari doonta hal koob hal mar ka dib guushii ay ka gaareen Manchester City oo ay kaga badiyeen 4-1 rigoore kulankii Community Shield Axadii taasoo ku bilaabatay xilli ciyaareedkooda si heer sare ah, ayuu yiri tababare Mikel Arteta.