Day: August 28, 2023

Home » Archives for August 28, 2023
Axmed Madoobe  Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?
Post

Axmed Madoobe  Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soconaya howlgalo ujeedkoodu uu yahay  in lagu jabiyo kooxda Al- Shabaab. Howlgalkan oo ah wajiga labaad ee dhacaya  Galmudug iyo Hiiraan waxaa u tagay sidii uu la dar dar galin lahaa Dhuusmareeb Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Hada...

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada  oo saameeyay dagaalka AS
Post

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada  oo saameeyay dagaalka AS

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga soo baxay deegaano dhawar ah oo ay ka qabsadeen kooxda Al- Shabaab ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay ka socdaan howlgalo. Sababaha dib ugu soo gurashada deegaanada qaar ayaa la sheegay in ay salka ku hayo khilaaf u dhaxeeya saraakiisha hoggaaminaysa dagaalka ka socda  gobolka Galgaduud ....