Dowladda Talyaaniga ayaa xaqiijisay geerida ugu yaraan 41 ruux oo ah Tahriibayaal la socday doon kasoo tegtay Xeebaha Dalka Tunuusiya ee Waqooyiga Qaaradda Afrika si dadkaan la socday ay u gaca-dhigtaan Jasiiradda Lampedusa.
Day: August 9, 2023
Boortaqiiska oo la tacaalaya dab ka kacay kayn iyo heerkulka oo cirka isku shareeray
Ciidamada dab-damiska Boortaqiiska ayaa la tacaalaya sidii ay u xakamayn lahaayeen dab ka holcaya kumanaan hektar xilli heerkulku cirka iskusii shareerayo.
Haweeneydii musqusha gashay ee la kulantay arrin cajiib ah
Haweeney u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa sanado kahor qabsatay hadal heynta warbaahinta iyo baraha bulshada, kadib markii ay dhashay cunug aysan uurkiisa xitaa ka war qabin.
Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb ,halkaas oo ujeedka lagu sheegay in ay tahay ka qayb galka wajiga labaad ee dagaalka AS. Laakiin degaano ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soo cusboonaaday , dagaal beeleed sababaya dhimasho iyo dhaawac , taas oo keentay walaac arrintaas ku...
Galmudug ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo ku saabsan dagaalka Al-shabaab. Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Galmudug ay isla garteen in la sameeyo howlgal ka baaxad weyn kii hore, hadafkooduna...