Dhuusmareeb (Raxaneeb ) Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka oo muddo labo cisho ah ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa caawa la soo gebagebeeyey, iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed wadajir ah. QODOBADA : 1 – Dhameystirka howlgallada dib-u-xoreynta deegaannada kooban ee weli ku harsan gacanta cadawga iyo dardargelinta wajiga labaad ee dagaalka...
Day: August 27, 2023
SSC oo war ka soo saartay waxa ay ka yeelayso Faysal Cabdi Bootaan
Laascaanood (Raxanreeb ) Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu xaqiijinayaa in maxbuus Faysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo kaddibna la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood. Maamulka waxa uu sidoo kale sugayaa in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la geeyey xabsiyada magaalada, kuwa dhawaaca ahna lagu daaweenayo cisbitaalada. Hoggaanka...
Ruushka oo war hor leh ka soo saaray shilka uu ku dhintay Prigozhin
Madaxii Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay ka dib markii la baaray hidde-sidaha meydadka laga helay shilkii diyaaradeed ee Arbacadii, sida ay sheegeen saraakiisha Ruushka.
Saddex Askari oo Mareykan ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Australia
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa Axadda maanta ah ku burburtay jasiirad ku taal waqooyiga Australia, halkaasi oo ay ku dhinteen saddex ka mid ah ciidamada badda, 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Shilkan ayaa dhacay xilli uu socday dhoolatus tababar ah oo ay dhowr dal ka qeyb galayeen, sida ay saraakiishu sheegeen.
Africom oo sheegay in 13 Alshabaab ah duqeyn ku dileen Soomaaliya
War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo ay qaadeen lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan ururka Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya oo hawada ka saartay Telegram keliya
Waxaa hawada laga saaray Barnaamijka Telegram, kaas oo maanta ka shaqeeneynin guud ahaan dalka, kaddib markii Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in ay hawada ka saarayso.
DFS oo Minneapolis ka furunaysa Qunsuliyad
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu furayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 6aad
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Nin cabsanaya muxuu xil u raadsadaa?! Dhallin-yaro qalbi waayeel leh sow dalkeedii ma gabin! Waxyaabaha dhaqan xummada ugu badan ay ka imaanayso waxaa ugu daran inuusan shacabka kaalintiisa qaadanayn oo uusan haba yaraatee wax mas’uuliyad ah iska saareyn siduu u ilaashan lahaa waxyaabaha qiimaha leh ama ay ku dhowrsantahay...
Banaanbax loo diiday in ay dhigtaan Beesha JAREERWAYNE
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo waawayn oo ujeedkoodu ahaa in lagu dalbado sii daynta Generaal Sheegow oo u xiran Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Abaabulka banaanbaxan oo ay lahayd Qowmiyada Jareerwayne ayaa waxa is hor istaag ku sameeyay maanta Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya...
Shariif ”Baaritaan madax banaan waa in lagu sameeyaa weerarkii Cowswayne ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii khasaaraha badan ka dhashay ee kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen ciidanka Dowladda oo ku sugnaa deegaanka Cowswayne ee galgaduud. Shariif oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay weerarkaas oo ay ku dhinteen...