Xarunta Duufaanada Qaranka ee Mareykanka ayaa sheegtay in duufaanta lagu magacabo Hilary ay hadda u dhaqaaqday dhanka koonfurta gobolka Maraykanka e California.
Day: August 21, 2023
Daawo Sawirrada saamenyta ka dhalatay daadadka iyo duufaanta maraykanka
Waddooyinka qaar ayey biyuhu buux dhaafiyeen iyada oo la arkayo biyo liqaya baabuurta halka jidadka qaar lagu dhex marayo doomaha ka samaysan bacda la buufiyey.
Muxuu Sheekh Mustafa horay uga yiri dhowr jeer oo la xiray?
Sheekha caanka ah ee Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haruun ayaa mar uu ka qayb galayay kulan diimeed ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sanadkii 2019-kii waxaa uu halkaa ka sheegay taariikdiisa iyo qaar ka mid ah waayihii uu soo maray.
HRW ”Boqolaal Tahriibayaal ayay dileen ciidanka Ilaalada Xuduuda Sacuudiga ”
Riyadh (KAAB) Ciidanka Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in ay ku dhaqaaqeen gabood falo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo ay u gaysteen dad u badan Afrikaan oo ay ku jiraan Soomaaliya kuwaas oo damacsanaa in gudaha ay u galaan dalkaas. War maanta oo isniin ah Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanah HRW ay soo saartay ayay...
Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh oo ruxay BELEDWAYNE
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalooyinka ka mid ah dalka waxaa ka soconaya banaanbaxyo waawayn oo loogu diidan yahay xariga Dowladda ay kula kacday Generaal Sheegow oo gacanta Dowladda ku jira. Waddooyin badan oo gobolka Hiiraan ah waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diidan yahay xariga Generaal Sheegow oo cara badan dhaliyay. Waxaa la arkayay...
Arif Alvi MD Pakistaan oo saxiixiisay la abeen abuurtay
Islamabad (Raxanreeb ) Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi ayaa sheegay inuu diiday inuu saxiixo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la sheegay inay kor u qaadayaan awoodda dacwado loogu soo oogi karo dadka loo arko inay ka soo horjeedaan milateriga dalkaas. Madaxweynaha Pakistan ayaa bartiisa X, ee hore loogu yaqaanay Twitter...
“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”
Amsterdam (Raxanreeb) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabayso wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab isla markaana uu hoggaaminayo oo dhuusmareeb kala soconayo Madaxwaynaha Soomaaliya. Sida Dowladd Soomaaliya ay u wajahayso howlgaladan ayaa hada lagalinayaa shaki badan oo la xiriira awooda iyo qorshaha lagu wajahayo , maadama ay muuqayso in...