Day: August 2, 2023

Home » Archives for August 2, 2023
Ku  dhufo oo ka dhaqaaq :  Dagaalka  Al- Shabaab ee Muqdisho
Post

Ku  dhufo oo ka dhaqaaq :  Dagaalka Al- Shabaab ee Muqdisho

Raxanreeb (Muqdisho ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay weerar Al- Shabaab ay ka fuliyeen degmad Yaqshiid ee magaalada Muqdisho. Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  maleeshiyaadka A- Shabaab waxa ay ka fuliyeen weerar  khasaare gaystay. Waxaa la sheegay in laba askari halkaas ay ku dhinteen halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen...

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud
Post

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Xog RBC ay heshay ayaa sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay kaabiga ku hayaan deegaanka Masgawaa ee gobolka  galgaduud halkaas oo ka mid ah deegaanadii kooxda laga saaray. Sida wararka ay sheegayaan kooxda ayaa duleedka deegaankaas sidoo kale ka sameeyay arbushaad , taas oo lagu tilmaamay in ay ahayd mid sahan  ah....