Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya Anita Kiki Gbeho.
Day: August 6, 2023
Sawirro: Xamsa Barre iyo Lataliyaha Madaxweyne Biden oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha dimuqraadiyadda iyo xuquuqul oinsaanka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Mudane Xamza Warfaa oo soo gaaray dalka.
Maryam Shetty gabadhii loogu hambalyeeyay wasiirnimada ee haddana laga saaray ayaa tiri “waxay ahayd qadar Alle”
Haweeneyda uu Madaxweynaha Nigeria Bola Tinubu magaceeda ka saaray liiska magacyada uu u diray Baarlamaanka si ay u go’aamiyaan in ay wasiiro ka noqdaan dowladiisa, Dr. Maryam Shetty ayaa sheegtay in ay qaddar tahay sababta magaceeda meesha looga saaray.
Wiil aabbihiis oo madaxweyne ah ka gudbiyay dacwad musuq-maasuq
Nicolás Petro, oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Colombia, ayaa u xaqiijiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta in lacag sharci darro ah ay gashay ololaha aabihiis.
Xasan Sheekh siduu u maareyn doonaa muranka beesha Ceelbuur degta ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb , ujeedkiisa waxa lagu sheegay in ay tahay wajiga labaad ee howlgalka lagula dagaalmayo Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa tagay Dhuusmareeb , iyadoo beelaha qaar ay tabasho ka qabaan sida Dowladda ay u wajahayso howlgalada , isla markaana ay soo baxayaan muran arintaas ka...
Dowladda miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dhawr qarax oo waxyeelo u gaystay dad shacab ah oo ay haleeleen qaraxyada. Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay , qarax nooca miinada dhulka la galiyo oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan Dowladda...