Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad cusub oo nooca aan duuliyaha lahayn, taasoo ay sheegtay inay awood u leedahay inay duqeyso bartilmaameedyada Israel.
Day: August 22, 2023
MD Xasan Sheekh & DENI miyaa ku kulmaya Gaalkacyo ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa in muddo ah waxa u dhaxeeya khilaaf xooggan kaas oo ka dhashay , magacaabistii Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo Saciid Deni kulankooda la saadaalinayo inuu ka dhaco magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxyaabaha ...
Maxay tahay digniinta culus ee loo diray ciidamada ku sugan Ceeldheere
Ciidamada Xoogga Dalka ee Ceeldheer ku sugan ayaa looga digay in ay ridaan xabbado bilaa micno ah, xilli guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta dowlad-goboleedka Galmudug uu gaaray halkaasi.
Wasiirka Caddaaladda oo sheegay inay shacabka ka barakicin guryahooda deegaanada dagaalka lagu qaadayo
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin oo Warbaahinta la hadlay ayaa bogaadiyay howlgallada Ciidamada iskaashanaya ay kawadaan deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug gaar ahaan Gobolka Galgaduud.
Somaliland oo tiri ”Waan diidnay go’aanka ee Dowladda ee TIKTOK”
Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland ayaa si adag uga hor timid , go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday dalka Aalada TikTok oo ka mid ah baraha xiriirka bulshada Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Cabdillaahi Suufi oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa aya sheegay in go’aankaasi aanu Somaliland khusayn. Waxa uu sheegay Wasiirka...
Donald Trump oo isu-dhiibaya masuuliyiinta gobolka Georgia
NewYork (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu maalinimada Khamiista isu dhiibi doono masuuliyiinta gobolka Georgia, si loogu soo oogo dacwado la xidhiidha, inuu si sharci darro ah u maleegay tallaabooyin uu doonayey inuu meesha kaga saaro natiijada doorashadii madaxtinimada ee dhacday sannadkii 2020, taas oo uu ku guul daraystay....
Shabaab oo qaraxyo hurdada kaga toosiyay dadka MUQDISHO
Muqdisho (Raxanreeb ) Gaari nooca Laylacawaali Soomaalidu ay u taqaano ayaa saaka ku qarxay xaafadaha Ifka Xalane ee Muqdisho. Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in Gaariga uu soo istaagay markii hore ciidanka ayaa ku amray inuu istaago hase ahaatee taas ma aysan dhicin Qofkii waday gaariga ayaa isku dayay inu ka...
DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 1aad(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Itoobiya walaalo ma nihin,laakiin deris baa nahay ,deris wali colaad kalatirssanaya oo aan heshiin! Waxaa arrin wallaac badan ka taaganyahay noqotay Itoobiyaanka xudduudaha Soomaaliya ka soo ka soo tallaabaya, waliba iyadoo aysan jirin wax cabsi ama dhiilo ah oo ay ka qabaan inay ku soo xad gudbayaan xudduudda dal kale oo aysan rukhsad u haysan...