Day: August 8, 2023

Home » Archives for August 8, 2023
MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay caasimadda & faahfaahinta.
Post

MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay caasimadda & faahfaahinta.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa caawa ka dhacay qarax kaas oo laga maqlay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qarax ayaa ka dhacay  jidka 21 October  waxaana lala eegtay  Gaari Baraado ah inkastoo faahfaahin aan laga bixin Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray , kuwaas oo xiray halka uu qaraxu uu...

ARGAGAX :  5 caruur  oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay
Post

ARGAGAX :  5 caruur  oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay

Galaadi (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil loogu dilay degaan hoos-tago Degmada Gallaadi  ee dowlad deegaanka Soomaalida Wiilashan la dilay oo kan ugu weyn uu jiro 13-sanno jir ayaa la sheegay xilliga la dilayay ay ka tageen goob xaflad aroos...

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud
Post

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka Goobjoog ay ka helayso deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka Dowladda Soomaaliya ay u wajahaysteen   deegaanada gobolkaas ay kaga sugan yihiin Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda ee ku sugan  deegaanada Ceeldheer iyo Masagawey ayaa saaka dhaqaaqay waxayna Isku fidiyeen dhulka Hoodka ah Ee ku aadan dhanka Baraag Sheikh...