Muqdisho (Raxanreeb ) In muddo ah waxaa soo baxayay warar ku saabsan in hoggaamiye hore Al- Shabaab ahna Wasiirka Diinta & Awqaata Mukhtaar Roobow u lunsaday hanti dadwayne. Wasiir Roobow oo munaasabad bandhiga ah ku samaystay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan waxba ka jirin warka ku saabsan in konton Milyan oo doolar uu ku...
Day: August 10, 2023
Golaha Wasiiradda oo ansixiyay hindise sharciyeedka xuquuqda carruurta
Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Toddobaadlaha ee golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominaye Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ah mid ilaalinaya xuquuqda caruurta Soomaaliyeed, meeshana ka saaraya wax walba oo ku xadgudbaya xuquuqdooda. Dhanka kale, golaha...
Mucaaradka Somaaliland oo iska diiday dalab ugu yimid Muuse Biixi
Hargaysa (Raxanreeb ) Labada xisbi mucaaradka ee Somaaliland ayaa qaadacay shir uu ugu yeeray Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo looga hadlayay khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta ay ku diideen dalabka Madaxweynaha kuna qaadaceen shirkii loogu yeeray. Sidoo kale, Feysal Cali Waraabe ayaa shaaca...
MUQDISHO : Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo waxyeelo ay ka soo gaartay saraakiil ka mid ah ciidanka Dowladda Federaalka ah Soomaaliya. Gaari ay la socdeen ciidanka Dowladda Federaalka ayaa lala eegtay qaraxan oo ay ku dhawaacmeen kuna dhinteen xubno ka mid ah ciidanka. Baabuurka la qarxiyay oo ahaa Cabdi Bile ayaa ku socdaalayay...
Xamsa “Haddaan rabno in aan horay usocono waa in la amaanaa wixii fiican ee qabsoomay.”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray xujeyda Soomaaliyeed.
Haweeney seygeeda ku gubtay magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya
Dhacdo murugo leh isla markaana hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada, aya ka dhacday magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, taas oo ah in haweeney ay ninkeeda u geysatay dhaawac, kaddib markii qeybo kamid ah jirkiisa ay ku shubtay saliid ay aad u soo karkarisay.
Muxuu ahaa Shirka ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo ujeedkoodu uu yahay in la qaado howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab . Inta badan kulamadaas waxaa ku lug leh Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo ku sugan degmada Dhuusmareeb , ee Galmudug. Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya oo culays uu...
Itoobiya mar kale miyay cagta saartay wadadii burburka ?
Adis Ababa (Raxanreeb ) Gobolka Amxaarada waxaa wali ka sii ka socda dagaal waxyeelo ba’an gaysanaya waxaana lagu soo waramayaa inuu sii xogaysanayo dagaalka isaga oo ku sii fiday magaalooyin hor leh oo ka mid ah gobolkaas. Sanadihii u dambeeyay, jabhadda Oromada, ayaa dagaal kula jiray ciidamada amaanka ee deegaanno ka tirsan gobolka Oromia, markii...