Day: August 20, 2023

Home » Archives for August 20, 2023
“Taariikhdu dadkay bartaaDunida waayaheedee”
Post

“Taariikhdu dadkay bartaaDunida waayaheedee”

Muqdisho (Raxanreeb )Waxaan cambaaraynayaa rasaasta la huwiyey mudaaharaadkii maanta Muqdisho ka dhacay. Raali kama ihi rabshadaha iyo dhagaxtuurka dibadbaxayaasha, waxaase ka halis wayn adeegsiga rasaasta nool. Sawirada halkan ka muuqda waa 19 Febraayo 2021, waxaa rasaas na huwiyey ciidanka Dawladda. Maalinkaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii xilka kaga horreeyey Shariif Sh. Axmad waxaa ku hareeraysnaa...

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale
Post

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog cusub ayaa ka soo baxaya sababta keentay in weerar lagu qaaday  Generaal Sheegow oo ciidanka  Dowladda ay ka soo qabteen degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Sida ay xogaha ay sheegayaan waxa jira , saraakiil hore oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo hub iyo ciidamo fara badan  ku dhax sida magaalada...

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira
Post

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira

Garoowe (Raxanreeb )  Inta la xaqiijiyay  laba askari  oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa dhintay kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah iyo ciidamada saldhiga  Garoowe. Taliye ku xigeenka booliska  Nugaal ayaa  sheegay in dagaalka uu dhexeeyay ciidamada amniga iyo koox hubeysan oo tegtay saldhigga Israac , kaas oo qaatay wax ka badan...