Day: August 4, 2023

Home » Archives for August 4, 2023
Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.
Post

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.

Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka soo muuqday Maxkamad Federaal ah ah dalka Mareykanka. Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla  Washington si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xidhiidhay, inuu isku dayay inuu hor istaago natiijadii doorashadii...

Puntland “Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “
Post

Puntland “Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “

Gaalkacyo ( Raxanreeb ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay amniga deegaanada maamulka Puntland. Shirka waxaa guddoominayay Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland  Faysal Sheekh Cali kaas oo sheegay in muhiim ay tahay in laga shaqeeyo amniga magaalada Gaalkacyo ee Puntland. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ay jiraan odayaal la wada...

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira
Post

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira

Doolow (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo maanta oo Jimca ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaare badan dhaliyay . Waxa uu u dhaxeeyay weerarkan maleeshiyaadka kooxda Al- Shabaab iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Weerarka ka dib waxay goobjoogayaashu ay sheegayaan inuu jiray gaari is...