(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dad iyo dal la sahansaday baynu nahay ! Waxaa jiray guddi loogu magac daray Guddiga Xaqiiqo Raadinta, waxayna dadka Soomaaliyeed ka fahamsanaayeen inuu yahay guddi ujeeddadiisu tahay inuu aruuriyo fal-danbiyeedyada ka dhashay dagaalladii kooxaha dhax marayay iyo sida xal looga gaari karo colaadihii waqtigaas jiray, iyo sidii ...
Day: August 29, 2023
Axmed Karaash oo gaaray Laascaanood
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Hoggaamiyaha milatariga Sudan oo ay u suurta gashay in dalka uu ka baxo
Saraakiisha dalka Sudan ayaa sheegay in taliyaha ciidamada qalabka sida Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan uu ka dhoofay dalkaasi isagoo u duulay dalka Masar si uu ula kulmo madaxweyne C/fataax al-Sisi.
Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow
Doolow (Raxanreeb ) Ilo xog ogool ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas xaaskiisa ay ku dishay Taliyihii Nabad sugidda degmadaas. Taliyaha ayaa lagu dhax dilay gudaha hotel kuyaalla degmada Doolow, waxaana halkaasi halkaas gaaray ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Gedo. Haweeneyda dilka gaystay ayaa la sheegay in...
Maxaa keenay in xilligan Ciidamada DF ay isaga baxaan deegaanadii Al-Shabaab kala wareegeen
Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay.
Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –”SJS Walaac ayay ku haysaa ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Qareenada iyo hawl-wadeennada Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa markii ka warheleen arrinkan gaaray xarunta maxkamadda. Wax dhageysi ah lama sameyn,...
Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin.
Wasiirka Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka ruqaansaday deegaano badan ka dib maro kala duwan oo ka soo baxay hoggaanka ciidanka ee horkacaya howlgalada. Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Jaamac oo ku sugan goobaha dagaalada ayaa hadda soo baxaya warar sheegaya inuu bixinayo amara ciidanka ay isaga soo baxayaan deegaanadii laga saaray kooxda Al- Shabaab. Amaradan...
Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab
Ceelbuur (Raxanreeb ) Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Maxamed Salaad iyo Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa si dirqi ah uga badbaaday in ay gacanta u galaan Kooxda Al-Shabaab. Mahad Salaad iyo Shuute ayaa la socday diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ku sii...
Somaliland/SSC Khatuumo: Somaliland Government was Always Wrong
Having been observing Somali politics for a number of years, the defeat of the Somaliland forced in Goojcade was inevitable. This is the case because the war lacked political legitimacy, was injustice and doomed to fail all the time. The uprising in Lascaanod was born out of the conditions and violence/insecurity the local residents felt...