Day: August 14, 2023

Home » Archives for August 14, 2023
Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?
Post

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa  isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg deg ah. Shirkan ayaa la sheegay in looga hadlay amniga caaasimadda oo dhawr jeer ay ka dhaceen falal amni darro oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka ku nool magaalada Muqdisho. Warar aan helnay ayaa sheegaya in...

DENI oo  ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland
Post

DENI oo  ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland

Garoowe  (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya waxyaabaha maanka dooriya. Waxa uu sheegay Saciid Deni in  dhibaatooyin badan  oo sabab  ah maandooriyaha uu raagaadiyay wax badan oo ay qabansan lahayeen dhallinyarada Puntland. Saraakiisha ciidanka Puntland ayuu  ugu baaqay inay  u istaagaan wax ka...

Post

Magac u yaalka “Beesha Caalamka” waa shaati Burcadnimo oo Soomaaliya loo soo huwaday! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Wali waxaa laga fekerayaa sidii laynoo soo heysan lahaa!Kuwa aan madaxda u naqaana waxay ku faraxsanyihiin inaydulaal ka ahaadaan haysashada iyo joogitaanka cadowgaee dalka! shacabkii iska celin lahaana iyagaa beenu sheegay oo yiri dowlad baan nahay! Haddii aan maxmiyad nahay oo laynoo cadeyn lahaa in nimanka isku magacaabay Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay ay xoog ku...