Month: August 2023

Booliska oo war kasoo saaray qabashada Jeneraal Sheegoow
Post

Booliska oo war kasoo saaray qabashada Jeneraal Sheegoow

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Doodishe oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay dagaalkii xooganaa ee xalay xaafadda Kaawo Godey ee dgemada Dharkenley ku dhex-maray Janeraal Sheegow iyo ciidamada ammaanka, kaas oo dhaliyay khasaare kala duwan.

WARCUSUB  :  Hoobiyaal lagu garaacay Garoonka  Aadan  Cadde ee Muqdisho
Post

WARCUSUB  :  Hoobiyaal lagu garaacay Garoonka  Aadan  Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb) Tiro  hoobiyaal ah ayaa saaka ku dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho sida ay ku warameen goobjoogayaal halkaas ku sugan oo aan la hadlnay. Hoobiyaashan ayaa ka mid ah tiro hoobiyaal ah oo ku dhacayay saacadihii la soo dhaafay degmooyinka Wadajir iyo dharkanlay ee magaalada Muqdisho halkaas oo iska hor imaad uu...

Wariye Bulbul oo maalintii Seddaxaad ku afduuban  Muqdisho
Post

Wariye Bulbul oo maalintii Seddaxaad ku afduuban  Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Wariye Maxamed Ibraahim Bulbul ayaa maalintii sedaxaad ku afduuban magaalada Muqdisho. Khamiis ayaa rag hubeysan oo dhar cad ahaa, isla markaana watay baabuur aan lahayn calaamad ay ka kaxaysteen xarunta Jaamacadda Muqdisho oo uu ku sugnaa. Raggaasi oo watay bastoolado ayaa Bulbul ku bilaabay weerar gacan qaad ah iyo handadaad ka hor...

Ciidanka Dowladda oo isku eryanaya waddooyinka caasimadda
Post

Ciidanka Dowladda oo isku eryanaya waddooyinka caasimadda

Muqdsho (Raxanreeb) Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa in ka badan 24- saac waxa ay ku dul dagaalamayaan dadka shacabka ah ee ku nool xaafadaha degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan waxa la sheegay inuu dhaxmarayo ciidamo uu hoggaaminayo , Sheegow Axmed Cali oo kamid ahaa saraakiisha Xoogga dalka iyo ciidamo kale  ka tirsan...

Deni oo Muuse Biixi ku edeeyay dilka Abwaan Jaamac Kediye
Post

Deni oo Muuse Biixi ku edeeyay dilka Abwaan Jaamac Kediye

Garoowe (Raxanreeb) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday abwaan Jaamac Kediye oo xalay ku dhintay madfac ku habsaday isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood. Dhanka kale, Siciid Deni ayaa sheegay in abwaan Jaamac Kediye uu ahaa tiirweyn oo umadda Soomaaliyeed ka baxay, waxa uuna...

Xasan Sheekh oo dhaleecayn kala kulmay tacsi la’aanta Abwaan KEDIYE
Post

Xasan Sheekh oo dhaleecayn kala kulmay tacsi la’aanta Abwaan KEDIYE

Muqdisho (Raxanreeb) Magaalada Laascanood ee gobolka  Sool waxaa ku geeriyooday , AUN Abwaan Jaamac Kadiye, kaas oo ku dhintay madaafiic ay Somaliland ku garaacday magaalada. Soomaalida dhaxdeeda ayaa geerida abwaankan Soomaaliyeed si wayn ay u gilgishay waxaana ka tacsiyadeeyay , madax ,masuuliyiin iyo siyaasiin badan . Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku dhex...

Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino
Post

Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino

Ruun-nurgood (Raxanreeb ) Wararka aan ka – helayno  gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay. Waxa lagu soo waramayaa in qaraxa uu ahaa miinada dhulka la galiyo , kaas oo haleelay gaari ay saarnayeen dad shacab ah. Waxa ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxaas hooyo iyo cunugeeda oo ku...