Laascaanood (Raxanreeb) – Maamulka cusub ee Khaatumo State ee dhawwaan lagu dhisay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku dhawaaqay sagaal xoghaye oo noqonaya golaha fulinta ee maamulka SSC-Khaatumo. Sidoo kale, hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa qoraal uu soo saaray ku dhawaaqay sagaalka xubnood ee noqonaya golaha fulinta maamulka Khaatumo...
Month: September 2023
Axmed Karaash oo baaq ku aadan SSC- Khaatumo udiray dowladda Somalia
Garoowe (Raxanreeb) – Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay magacaabista xoghayaasha cusub ee maamulka Khaatumo ee xalay lagu dhawaaqay. Sidoo kale, Axmed Karaash ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca maamulka Puntland uu soo dhaweenayo hambalyana u dirayo xoghayayaasha cusub ee golaha fulinta SSC-Khaatumo. Dhanka...
First school year underway at St. Paul’s new East African Magnet School
ST. PAUL, Minn. — Tuesday marks one week since St. Paul’s new East African Magnet School officially opened its doors to hundreds of students. The school is now home to students pre-K through fifth grade and focuses on the cultures and languages of East Africa, specifically the countries of Dijbouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan,...
Dr Ikram Abdulrahman Ameer: I want to put smiles back on people’s faces
When Dr Ikram Abdulrahman Ameer was a young girl, she dreamed of one day becoming a champion for change. “Growing up, I was hurt watching the news on TV of women from the Somali community dying while giving birth. Hundreds of others would die due to lack of care. I wanted to be a voice...
ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane
Muqdisho (Raxanreeb )War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ATMIS. Sidoo kale, ATMIS ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in nin toorey watay uu damcay in uu xoog...
MUQDISHO oo ku waabariistay qaraxyo ismiidaamin ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Baabuur ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa lagu weeraray maanta oo Arbaca ah xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan lagu dhuftay bar-koontarool oo ay ciidamada dowladda, gaar ahan kuwa Boolis Milataro ku leeyihiin halkaasi, waxaana goobta laga maqlay rasaas. Dadka deegaanka ayaa...
Somaliland iyo SSC oo dhaq-dhaqaaqyo kawada Sool
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ay dhaq-dhaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda ka wadaan halkaasi.
Al-Shabaab oo shaaca ka qaaday inay ku jabeen dagaalkii Awdheegle
Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay sameysay qirasho lama filaan ah oo la xiriirta dagaalkii dhowaan ka dhacay Awdheegle kadib markii kooxda ay weerar ku qaadeen xerooyinka ciidanka dowladda ku leeyihiin halkaasi.
Al-Shabaab oo madaafiic ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay tiro madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee gobalka Galgaduud, oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.
Maraykanka oo Iiraan u fasaxaya 6 Bilay & maxaabiis la is dhaafsanayo
Washington (Raxanreeb ) Xukuumada Maraykanka ayaa qaaday tallaabo ay ugu gogol-xaarayso in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas oo ku xiran dalka Iran. Washington ayaa u ogolaatay in dalka Iran loo fasaxo lacag dhan illaa $6 billion oo dollar oo kaga xanniban dalka Koonfurta Kuuriyada, iyada oo lacagtaas loo wareejinayo...







