Muqdisho (Raxanreeb ) Arbacada oo ku beegan 4-ta Oktoobar 6-da galabnimo waxaa bartamaha Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya laga filayaa inay ka da’aan roobab lixaad leh oo ay daadad xoog leh ka dhalan karaan. Roobabkaas waxa la filayaa inay socon doonaan ilaa maalinta dambe ee 5-ta bisha October ilaa habeenkeeda oo dhan. Roobabkaas culus ayaa laga...
Day: October 2, 2023
Erdogan ”Argagaxisadu nagama guulaysan – karaan marnaba”
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha dalka Turky- ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ismiidaamin ahaa ee shalay [ Axad ] ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas. Madaxwayne Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ciidanka amniga ay fashiliyeen weerarkaas oo lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo muwaadiniinta Turky-ga. Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii sheegay in “argagixisada” aysan...
MUQDISHO : KURSI lagu murmay oo gacan ka hadal ka bilowday.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaal la isku adeegsaday baangado iyo midiyo oo xalay ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale,Waxaa xalay dagaal la isku adeegsaday mindiyo iyo baangado uu ka dhacay xaafada Siisii ,gaar ahaan afaafka hore ee Masjidka Muumino Ceelbuur. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka bilowday muran ka dhashay maqaayad shaaha...