Day: October 26, 2023

Post

Turkey’s Erdogan says Hamas is not terrorist organisation, cancels trip to Israel

Turkish President Tayyip Erdogan, in his strongest comments yet on the Gaza conflict, said on Wednesday the Palestinian militant group Hamas was not a terrorist organisation but a liberation group fighting to protect Palestinian lands. NATO member Turkey condemned the civilian deaths caused by Hamas’s Oct. 7 rampage in southern Israel, but also urged Israeli...

Post

Sudan cease-fire talks to resume Thursday in Saudi Arabia

STATE DEPARTMENT — Talks between Sudan’s warring factions will resume Thursday in Jeddah, Saudi Arabia, with a focus on securing access for humanitarian aid to reach beleaguered civilians, according to senior U.S. State Department officials. The United States and Saudi Arabia have brokered multiple cease-fires between the Sudanese Armed Forces (SAF) and the paramilitary Rapid...

Isra’iil oo wada duqeymaha ay ku beegsanayso Caruurta iyo Haweenka
Post

Isra’iil oo wada duqeymaha ay ku beegsanayso Caruurta iyo Haweenka

Gaza (Raxanreeb)  Maalintii 19aad ee dagaalka Gaza, Israa’iil waxay sii waday duqeymaha ay ku hayso dadka rayidka ah iyadoo 700 oo qof ay 24 saac gudahood ku dhinteen magaaladaas, taasoo tirada guud ka dhigaysa 6,546 iyo 17,500 oo dhaawac ah kuwaasoo u badan caruur iyo haween, sida lagu sheegay xogta Wasaaradda Caafimaadka Marinka Gaza. Sidoo...

Somalia oo kamid noqotay dalalka ugu hooseeya horumarka Haweenka
Post

Somalia oo kamid noqotay dalalka ugu hooseeya horumarka Haweenka

Washington (Raxanreeb) – Warbixin ay si wadajir ah u soo diyaariyeen labo machad oo Caalami ah ayaa lagu soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay heerarka horumarka iyo nolosha haweenka ee kunoo 177 waddan. Sidoo kale, Machadka The George Washington Institute iyo Machadka Cilmi-baarista Nabadda ee The Oslo Peace Research Institute waxa ay warbixintooda oo hal-ku-dheg looga dhigay:The...

Catriona Laing  ”Sax ma ah sii socoshada Khilaafka DF & Puntland  ”
Post

Catriona Laing  ”Sax ma ah sii socoshada Khilaafka DF & Puntland ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay arrimo ku aadan khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo Puntland. Catriona Laing ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay Puntland ku soo celiso saaxadaha siyaasadda, gaar ahaan shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka,...