Day: November 5, 2023

Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira
Post

Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii u danbeeyay ka da’ay gobolka Mudug ayaa daadad ku soo rogay magaalada Gaalkacyo. Daadad xooggan ayaa sida wararku sheegayaan buuxiyay qaar kamid ah xaafadaha Gaalkacyo islamarkaana gudaha u galay gurya badan la degganaa. Qoysaska qaarkood ayaa ka bara-kacay guryahooda kadib markii biya ka buuxsameen halka qaar kalena...

Carabta oo dalbanaysa in xabad joojin laga sameeyo Qasa
Post

Carabta oo dalbanaysa in xabad joojin laga sameeyo Qasa

istanbul (Raxanreeb ) Xoghayaha Arimaha Dibbadda Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta oo Axada tagaya wadanka Turkiga isagoo riixaya dadaallo diblomaasiyadeed oo ku saabsan dagaalka Qasa. Hoggaamiyayaasha gobolka ayuu kala shaqaynayaa waxa loogu yeeray dagaal joojin bini’aadanimo, innagoo maqalnay warka madaxweyne Biden oo Sabtidii laga soo xigtay in arintaa horumar laga sameeyay. Wadamada Carabta ayaa dalbanaya...

Dowladda oo HADDA ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda
Post

Dowladda oo HADDA ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda

Muqdisho (Raxanreeb )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya  dhaxdooda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay meelo kala duwan oo dalka ah sida Jowhar iyo magaalada Muqdisho. Ciidankan ayaa isku maandhaafa arrimo ku saabsan , maamulida  baraha kantarool ee ay ku sugan yihiin ama kala shaki soo kala dhax gala labada dhinac ee ciidanka Dowladda Soomaaliya. Wasaarada...