Day: November 10, 2023

Home » Archives for November 10, 2023
Buundadii degmada Baardheere oo go’day iyo xaalada magaalada oo cakiran
Post

Buundadii degmada Baardheere oo go’day iyo xaalada magaalada oo cakiran

Raxanreeb ( Baardheere ) Laba dhinac ayay u kala go’ aday degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka dib markii ay go’ day gabi ahaanba Buundadii degmada ay lahayd. Buundadan ayaa ahayd mid muhiim u ah isu socodka dadka iyo gadiid ee nolosha degmada Baardheere waxaana hadda muuqata in magaaladu ay noqotay laba dhinac oo go’...

DIL salka ku haya aar- goosi qabiil oo ka sii socda Galmudug
Post

DIL salka ku haya aar- goosi qabiil oo ka sii socda Galmudug

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa lagu dilay qof dhallinyara ahaa oo ka mid ahaa dadka deegaanka aadna looga yaqaanay magaaalada. Dad ku sugan Dhuusmareeb ayaa sheegay in dilka wiilka dhallinyarada ah ay ka danbeeyeen koox hubaysan oo dilka ka dib goobta isaga baxsaday. Dilkan ayaa la sheegayaa in salka uu ku...

Howlgalo teel teel ah oo ka socda Mudug & Galgaduud – ma gaabis ayaa jira
Post

Howlgalo teel teel ah oo ka socda Mudug & Galgaduud – ma gaabis ayaa jira

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howgal teel teel ah ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in howlgaladan u jeedkooda uu yahay sidoo loo sugi lahaa amniga deegaanada maamulka Galmudug oo ay ka socdeen howlgalo ay ku sugayaan amniga. Waxa lagu...