Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland uu ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya.
Month: November 2023
Itoobiya oo dagaal Afaraad ku bilowday Badda Somalia
Addis Ababa (Raxanreeb) – Dalka Itoobiya ayaa si weyn looga hadal hayaa dagaal cusub, kaasoo noqon doona kii afaraad ee uu qaado Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo muddo shan sano ah xafiiska jooga. Abaabulka ciidan iyo soo iibsashada hub ayaa loo arkaa in qeyb ka tahay damaca Abiy uu ku doonayo helitaanka dakad ku taalla Badda...
Tarsan oo mudo xileedkiisa dhamaaday oo xilka wareejiyay
Nairobi (Raxanreeb) Safiirkii dowladda federaalka Soomaaliya u joogay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa dhameestay muddo xileedkiisa, waxaana loo sameeyay munaasabad kooban oo lagu sagootinayay. Sidoo kale, munaasabada sagootinta ah ee loo sameeyay Danjire Tarsan waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan dowladda Kenya, shaqaalaha safaarada iyo marti sharaf kale oo...
Nasri Warsame ayaa looga adkaaday doorshada kursiga 10-aad
Minneapolis (Raxanreeb) Doorashada kursiga 10-aad ee xaafada Minneapolis ayaa xalay soo idlaatay waxaana doorashada kursigaas looga adkaaday musharaxa Nasri Warsame oo ah wiil soomaaliyeed oo badi dadka ey aaminsanaayeen in uu kusoo bixi karo kursigaas. Sidoo kale, doorashada kursiga 10-aad ee Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa aheyd mid si weyn loo hadal haayay in uu...
Laba qof oo OROMA ah oo lagu dilay gobolka Sanaag
Sanaag (Raxanreeb) Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay laba qof oo u dhashay Oramada Itoobiya oo halkaas ku sugnaa Sida wararku ay sheegayaan dilka labada qof ayaa ka dhacay deegaanka degaanka Milxo ee gobolka Sanaag Wararka ayaa intaaa ku daraya in dilka labada nin uu ka dhashay muran...
Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?
Garoowe (Raxanreeb) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad ka dhalatay YouTuber lagu magacaabo Kabtan Ayuub oo lagu soo dhawaynayay magaalada. Laamaha amniga magaalada Garoowe ayaa sheegay in amniga caasimadda hadda uu wanaagsan yahay isla markaana la dhameeyay xiisada ka bilaabatay Kabtan Ayuub oo maalmahan...
Gabar SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA
St. Louis Park(Raxanreeb) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doortay. Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis Park ee gobolka Minneasota ayaa Naadiya Maxamed u doortay inay noqoto duqa magaaladaas, iyada oo noqoneysa qofkii ugu horreeyay ee Muslim, Soomaali iyo Madow ah oo loo doorto xilkaas, Naadiya...
Koonfur Africa oo diblumaasiyiinteeda kala soo baxaysa Isra’el
Koonfur Afrika ayaa sheegtay, inay u yeereyso dhamaan diblumaasiyiinteeda ku sugan magaalada Tel Aviv, kadib weerraradii xaga cirka ahaa oo ay Axadi Israel ku qaaday qasa.
Amarro cusub oo lagu soo rogay Guriceel kaddib dagaallo xalay ka dhacay
Taliska Booliska ee Magaalada Guriceel ayaa soo saaray awaamiir lagu xoojinayo arrimaha nabadgelyada ee magaaladaasi kadib iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada.
Waa kuma ninka aan la aqoon ee Yuhuuda ay ugu cabsida badan tahay?
Tan iyo markii uu billowday dagaalka Xoogga Falastiinyiinta iyo Israa’iil u dhaxeeya, 31 maalin ka hor, magaca ugu badan ee ay Falastiiniyiinta, dadka Carabta ah iyo bulshooyinka kale ee taageera qadiyadda reer Falsatiin ay ku celceliyaan ayaa ah “Abu Cubeyda,” oo ah afhayeenka milatariga ee guutada Al-Qassam, ee garabka hubaysan ee dhaqdhaqaaqa Xamaas.









