Laascanood (Raxanreeb )Duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maanta oo Arbaca ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka SSC- Khaatumo iyo kuwa Somaliland. Dad ku sugan magaalada Laasacnood ee Sool ayaa sheegaya in in weerarkaas uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidanka Somaliland , waxaana la soo sheegayaa in hub kala duwan la...
Month: November 2023
GAZA : Israa’il & Xamaas oo maxaabiis is dhaafsanaya
GAZA (Raxanreeb ) Ururka Xamaaz iyo Isra’iil ayaa kuheshiiyay in dagaalka lajoojiyo kudhowaad afar maalmood si lookala siideeyo lahaystayaasha labada dhinac ee Isra’iil iyo Xamaaz. Sidoo kale, heshiiskan ayaa waxaa garwadeen ka ah dowladda Qatar, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay laga maqlaayay Isra’ill iyo Mareykanka in uu dhowyahay heshiiska labada dhinac ee xabada joojinta. Dhanka kale,...
Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza
Mid ka mid ah idaacadaha Lubnaan ayaa sheegay in labo ka mid ah weriyeyaashooda lagu dilay duqeymo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta dalkaas.
Labo diyaaradood oo ku burburay Wajeer
Magaalada Wajeer ee Gobola Waqooyi Bari, ayaa waxaa shalay ku bur-buray halkaasi laba diyaaradood oo ah, nooca qumaatiga u kaca kuwaas oo loogu talalagalay samata bixinta dadka ay fataahada saameeyeen.
Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed kasoo saartay Garowe
Warsaxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan lagu muujiyay taasoo ah, xiisadda ka taagan hastan magaalada Garowe, ee xarunta gobolka Nugaal ee maamul goboleedka Puntland.
MAANTA & SHALAY : Cunaqabatayntii Soomaaliya oo la kordhiyay & sidii ay ku timid
NewYork (Raxanreeb ) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan sida xubnha Golaha ay ku sheegeen kulan ay ku yeesheen xaruntooda NewYork. Talaabadan ayay u cuskoodeen xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in wali ay jirto baahi loo qabo dhanka amniga taasna ay horseeday in la gaaro...
DENI oo ka guuray Aqalka Madaxtooyada Garoowe ee Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland waxaa ka socda dadaalada isimadu ay ku doonayaan in ay ku dejiyaan xiisada ka dhalatay arrimaha doorashooyinka ee deegaanada maamulkaas. Madaxtooyada Puntland ayaa qorsheynaysa sidii looga saari lahaa Madaxweynaha Xarunta Madaxtooyada haddii uu dhaco Dagaalka laga cabsi qabo inuu markale ka qarxo Magaaladaasi, sida ay...
DOHA oo door ka cayaaraysa isu keenista Israa’iil & Xamaas
Doha (Raxanreeb ) Waxaa soconaya dadaal lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalada ka sii soconaya marinka GAZA halkaas oo ciidanka Israa’el ay ka wadaan duqeymaha xaga cirka ah oo ay ku dhimanayaan dad badan ee reer Falastiin ah. Doorka ku saabsan wada- hadalo dhaxmara Israa’iil iyo Falastiin waxaa cayaaraya Dowlada Qatar oo waqti badan galinaysa...
Mooshin kale oo ka kar- karaya Nairobi ee dalka KENYA
Raxanreeb (Nairobi ) Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay isku aruursanayaan xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Ujeedka arintan ayaa salka ku haysa mooshin la sheegay in ay wadaan mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo aad u diidan hanaanka ay hada wax u wado xukuumadda...
Eedeysane qarax ku dilay Hooyo & carruurteeda oo Maxkamadda kasoo muuqday
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysan qaraxyo ka dhacay caasimadda Muqdisho iyo hareeraheeda.









