Month: December 2023

DENI  oo  dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka
Post

DENI  oo  dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gaba gabeeyay la tashiyada ku saabsan guddiga qabanaya doorashada maamulkaas. Madaxwaynaha ayaa sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa inuu dhamaystiray Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashada oo isha si aad ah loogu hayo. Guddiga ayaa sida la sheegayo badan xubno ka tirsanaa hay’adaha kala...

Post

SJS marks Human Rights Day with Panel Discussion addressing pressing issues in Somalia

MOGADISHU, Somalia 10 December 2023 – On the occasion of Human Rights Day and the 75th anniversary of the Universal Declaration of Human Rights, the Somali Journalists Syndicate (SJS) hosted an engaging panel discussion in Mogadishu, addressing critical challenges faced by human rights in Somalia. The interactive session, which was televised by local stations, featured diverse...

Xarunta Barlamaanka Puntland oo quful la saaray- maanta maxaa jira  ?
Post

Xarunta Barlamaanka Puntland oo quful la saaray- maanta maxaa jira  ?

Garoowe (Raxanreeb ) Maxkamada Dastuuriga ee maamul goboleedka Puntland ayaa  kala dirtay xubnaha Barlamaanka maamulkaas ka dib markii muran uu ka dhashay muddo kordhintii sanadka ahayd ee ay samaysteen. Buuq badan ayaa ka dhashay ka dib markii xal laga gaaray doorashada Madaxwaynaha in Barlamaanka maamulkaas uu  isku caleema saarto inuu sii joogi doono muddo sanad...

120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.
Post

120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxa isa soo taraya dadka ku dhintay daadadka iyo roobabka ka da’ay meelo ka mid ah Soomaaliya sida ay warisay Hay’adda Maareeynta iyo masiibooyinka Qaranka. Dadkan waxaa ku jira  CARUUR  , dumar iyo waayeel kuwaas oo ay qaadeen daadadka ka dhashay roobka ka da’aya  magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka. “Daadadka iyo fatahaadaha inta...

SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya
Post

SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya

Muqdisho(Raxanreeb )Maanta waa Maalinta Xuquuqul Insaanka oo sannad walba caalamka laga xuso 10ka bisha Disembar. Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa manta lagu qabtay dood cilmiyeed ay ka qeyb galeen dad kala duwan. Waa maalinta la maamuso Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha (Universal Declaration of Human Rights) oo ay meelmariyeen xubnaha Qaramada Midoobay, 10kii...

BOOSAASO :  Waddooyin muhiim ah oo ay xireen ciidanka gadoodsan.
Post

BOOSAASO :  Waddooyin muhiim ah oo ay xireen ciidanka gadoodsan.

Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay , mushaar la’aan soo wajahday ciidanka maamulka. Ciidanka ayaa kala xirtay  waddooyinka  muhiim ah oo ku taala magaalada Boosaaso kuwaas oo diiday isu socodka. Saraakiil ka tirsan maamulka ayaa sheegay in xooga ay...

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?
Post

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?

Garoowe (Raxanreeb ) Markii maalmo hore la dhameeyay khilaafka arrimaha doorashooyinka ayaa hadda waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan khilaaf cusub. Khilaafkan cusub ayaa salka ku haya arrimo ku saabsan , muddo kordhinta sanadka ah ay samaysteen xildhibaanada Barlamaanka maamulkaas kaas oo la kulmay dhaleecayn xoogan. Waxaa jira hadda muran kale oo ka...

Fal  argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.
Post

Fal  argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.

Dhuusareeb (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in laba qof oo walaal ah ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Labad qof ee la dilay ayaa lagu kala magacabaa Macalin Liibaan Xasam Cusmaan iyo Dr Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa laba qof oo walaal ah sida ay ku...

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaza
Post

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaza

Israa’iil ayaa ku amartay dadka deggan bartamaha magaalada ugu weyn koonfurta Qaza ee Khan Younis inay isaga barakacaan dhulkooda, waxayna ku garaaceysaa gantaallo sidoo kalena waxay ku wadaa weli go’doominta habeennimadii, ka dib markii Maraykanku uu adeegsaday diidmada qayaxan ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay si uu uga gaashaanto xulafadiisa dalab xabbad-joojin ah.