Month: December 2023

Post

Breaking Barriers: Somali women journalists triumph through empowerment training

 Raa’ido Ali Isse, an energetic young radio journalist at Radio Dhambaal in Adado, Galmudug State of Somalia, has emerged victorious after facing significant hurdles in her seven-year media career. Overcoming challenges of limited skill-based training and a male-dominated profession that hindered her promotion, Raa’ido found a turning point through the Somali Journalists Syndicate (SJS) training supported...

Post

Somalia militia leader warns communities living in Al-Shabaab-controlled areas

In a concerning development, the leader of the Ma’awisley militia group, Ali Jeyte Osman, has issued a stark warning, vowing to wipe out all those living in areas controlled by the extremist group Al-Shabaab in Hiiraan. Formerly the governor of Hiiraan, Mr. Jeyte has declared that his militia will employ air and ground attacks, including...

Post

Family Feud: Somalia’s President Caught in a Web of Domestic Strife

A brewing conflict within the family of Somalia’s president, Hassan Sheikh Mohamud, has spilled into the public eye, unveiling a tangled web of power struggles, government contracts, and personal disputes. The heart of the matter lies in the strained relationship between the president’s two wives, Qamar Ali Omar and Sahro Omar Hassan, leading to a...

BUUQ : Cabdi Xaashi oo loo diiday  Guddoominta kulanka wadajirka labada Aqal
Post

BUUQ : Cabdi Xaashi oo loo diiday  Guddoominta kulanka wadajirka labada Aqal

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Sabti ah waxaa buuq iyo sawaxan uu hareeryay fadhi Barlamaanka ay ku lahayeen xarunta Golaha shacabka kaas oo ahaa mid wadajir ah. Guddoomiyaha  Golaha shacabka oo ku maqnaa safar dibad ah ayaa waxa Hall-ka soo galay Guddoomiayaha aqalka sare si uu u shir guddoomiye kulanka wadajir ah ee labada aqal....

DENI miyuu ogolanayaa wada hadal inuu galo ?
Post

DENI miyuu ogolanayaa wada hadal inuu galo ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Isimo    ka socda SSC- Khaatumo ayaa wada dadaal ay ku doonayaan in ay ku xaliyaan xiisada ka dhalatay khilaafka doorasho ka dib daah ku yimid waqtigii ay ahayn in la qabto doorashooyinka. Xubno ka socda SSC- Khaatumo ayaa Aqalka Madaxtooyada , waxay kula  kulmeen Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhamanayo ee Saciid Cabdullaahi...

Soomaaliya oo laga qaaday cuna-qabtaytii hubka 31- sanno ka dib
Post

Soomaaliya oo laga qaaday cuna-qabtaytii hubka 31- sanno ka dib

NewYork (Raxanreeb ) Golaha  amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31- sanno ka dib waxaa lag qaaday cunaqabayntii hubka ahayn  ee saarnayd , ka dib dadaal Dowladihii dalka soo maray ay sameeyeen. In ka badan 20 dal ayaa u codeeyay in hubka loo ogolaado Soomaaliya oo  in muddo ah ay ka jirtay xaalad hubinti la’aan ah...

Xildhibaanada Puntland ee BJF oo ka soo  horjeestay wax ka bedelka Dastuurka
Post

Xildhibaanada Puntland ee BJF oo ka soo horjeestay wax ka bedelka Dastuurka

Muqdisho (Raxanreeb ) Ujeeddo: Bayaan ku aadan dib-u-eegista dastuurka, Heshiisyada Madasha Wadatshaiga Qaran iyo Guud ahaan xaaladda Siyaasadeed ee PuntlandMaanta oo ay taariikhdu tahay 01/12/2023, waxaa kulan wadatashi ku yeeshay magaalada Moqdishu, xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ku metela Dawladda Puntland. Kulanka waxaa lagu lafa guray; hannaanka loo marayo dib-u-eegista dastuurka, heshiisyadii golaha wadatashiga...