Month: December 2023

XOG : Xildhibaano beegsan doona Aadan Madoobe & Xamse Abdi Barre
Post

XOG : Xildhibaano beegsan doona Aadan Madoobe & Xamse Abdi Barre

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha shacabka ee Barlamaanka Kalfadhiga 4aad waxa uu ku furay guux badan oo la xiriira mooshin is bar barsocda oo ka dhan ah Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa RBC u sheegay in mooshinada ay kala wadaan xildhibaano dhaliilsan xafiisyada Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare...

Ceelasha Biyaha oo laga diiday ciidanka Dowladda ee dhaca gaysanaya
Post

Ceelasha Biyaha oo laga diiday ciidanka Dowladda ee dhaca gaysanaya

Ceelasha (Raxanreeb ) Dadka ku nool deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Jimca ah dhigay banaanbax ay ku diidan yihiin dhaca joogtada ah ee halkaas ka dhaca. Inta badan dhaca ayaa la sheegayaa inay ku leeyihiin askar ka tirsan Dowlada Soomaaliya kuwaas oo waayadan damba ku soo kordhay deegaanka Ceelasha Biyaha....

WARCUSUB : Goobo ganacsi oo Muqdisho ku yaala oo la qarxiyay
Post

WARCUSUB : Goobo ganacsi oo Muqdisho ku yaala oo la qarxiyay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa la qarxiyay markale goobo ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed , maalin uun ka dib markii Taliyaha NISA uu booqday suuqa Bakaaraha . Degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in lagu qarxiyay xarumo ganacsi oo hore hanjabaad ugu timid kooxda maleeshiyaadka ah ee Al- Shabaab. Miino...