Day: January 17, 2024

Home » Archives for January 17, 2024
Fartaag ‘’Kenya  jawaab  hanaga  siiso afduubka Janaan ‘’
Post

Fartaag ‘’Kenya  jawaab  hanaga  siiso afduubka Janaan ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaagg  oo  maanta magaalada Muqdisho kula hadlayay warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay , afduubka Kenya loogu  haysto maalmo badan Cabdirashiid Janaan. Waxa uu sheegay Fartaag in ay walwalsan yihiin xaaladda hadda uu ku sugan Cabdirashiid Janaan oo  laga kaxaystay Hotel ku  yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Fartaag...

Soomaaliya‘’Diyaarada aan celinay fasax ma haysan ”
Post

Soomaaliya‘’Diyaarada aan celinay fasax ma haysan ”

Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay talaabada lagu celiyay diyaarad gaar ah oo siday wafdi ku sii jeeday magaalada Hargaysa. Diyaaradan oo ka soo kacday Adis Ababa  ayaa  laga celiyay hawada Soomaaliya taas oo ka dhalatay xiriirka xumaaday ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. ‘’Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed...

Dowladda  Soomaaliya  oo hawada ka celisay Ethiopia Airline
Post

Dowladda  Soomaaliya  oo hawada ka celisay Ethiopia Airline

Muqdisho (Raxanreeb )Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday . Sida ilo Xog-Ogaal ah oo  aviation ka ka tirsan  ay sheegeen diyaarada ayaa ku laabatay magaakada Adisababa  ee dalka Itoobiya oo marki hore ay ka soo kacday. Talaabadan  ayaa timid ka dib markii ...

Maxaa maanta ka socda  Garoowe ?- Wafuud  ilaa halkaas  gaartay.
Post

Maxaa maanta ka socda  Garoowe ?- Wafuud  ilaa halkaas  gaartay.

Garoowe (Raxanreeb )  waxaa aad loo adkeeyay  ammaanka magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland halkaas oo  ay ku sii  qulqulayaan  masuuliyiin kala duwan. Ujeedka ayaa la sheegay in ay tahay si ay ugu qayb galaan caleema saarka madaxwaynaha markale la doortay Puntland ee Saciid Cabdullaahi DENI. Wararka ayaa sheegaya in munaasabadda caleema-saarka lagu casumay inta...

Post

Al Jazeera’s veteran journalist Wael Al-Dahdouh enters Egypt for medical treatment

DUBAI: Al Jazeera’s Palestinian journalist Wael Al-Dahdouh has been granted permission to enter Egypt for medical treatment following a special request from the Journalists’ Syndicate in Cairo. In response to the Egyptian Journalists Syndicate’s appeal, authorities in Cairo allowed Al-Dahdouh, Al Jazeera’s head of Gaza bureau and correspondent, to travel to Egypt, reported Roya News...

Waa uu ilmeeynayay marka  uu GAZA isaga tagayay Weriye Dahdouh.
Post

Waa uu ilmeeynayay marka  uu GAZA isaga tagayay Weriye Dahdouh.

Gaza (Raxanreeb) Isagoo barooranaya ayaa  madaxii Aljazeera ee GAZA Wael al-Dahdouh waxa uu isaga tagay Falastiin ka dib markii xubno ka mid ah Qoyskiisa lagu dilay weerar halkaas ka dhacay. Wakaalada wararka AFP mar uu u waramay ayuu sheegay inuu doonayo inuu isaga tago Marinka GAZA oo noqotay meel aan loo dhamayn karin indhaha isla...

Kooxaha Xuutiyiinta & caqabada ay  ku yihiin   gacanka Cadameed.
Post

Kooxaha Xuutiyiinta & caqabada ay  ku yihiin   gacanka Cadameed.

Yeman (Raxanreeb) Dhibaatooyinka kooxaha xuutiyiinta ay  ku hayaan   gacanka cadmeed ayaa sii kordhaya marka marka ka sii  danbeeya sida ay sheegayaan   ganacstada halkaas marinka u ah. Kooxaha  Xuutiyiinta ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar ay ku qaadeen markale Markab shixnad siday oo adeegsanayay xeebaha Badda Cas ee Yemen. Weerarkan ayaa qayb ah talaabooyinka kooxahan...