Day: January 20, 2024

Home » Archives for January 20, 2024
Post

Ethiopia issues apology to AfDB; investigations on missing funds not known yet

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has formally apologized to the African Development Bank (AfDB) for the tensions that arose last year, leading to the withdrawal of the bank’s international staff following an attack on senior officials. The AfDB confirmed the receipt of the apology, stating, “We have received formal apologies from Prime Minister Abiy Ahmed...

MUQDISHO :  MD  Xasan Sheekh oo  lagu banaanbaxay .
Post

MUQDISHO :  MD  Xasan Sheekh oo  lagu banaanbaxay .

Muqdisho (Raxanreeb ) Dad badan oo aad ugu  caraysan ,  dhul dowladdu ay sheegtay in la baneeyo ayaa maanta oo Sabti ah banaanbax ka dhigay wadooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxan waxa uu ka dhacay xaafada Saybiyaano ee magaalada Muqdisho halkaas oo dadka banaanbaxaya ay sheegeen in ay diidan yihiin boobka lagu hayo dhulkooda....

SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.
Post

SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee  caasimada soomaaliya  ka daahfurtay qeyb kale oo ka mid ah  tababarada  kubcinta awooada gabdhaha suxufiyiinta soomaaliya. waxaana tabarkaan ka qeyb galaya gabdhaha  warbaahinta  oo ka  kala yimid gobollada soomaaliya iyo magaalada muqdisho. waxaana u jeedka tabarka yahay sameynta iyo soo saarista sheekooyinka laxiriira   xuquuqda aadanaha...

Cabdirashiid Janaan oo la sii daayay shaki badan oo ku hareeraysan.
Post

Cabdirashiid Janaan oo la sii daayay shaki badan oo ku hareeraysan.

Nairobi (Raxanreeb ) Wasiirkii hore Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa dib uhelay xoriyadiisa xalay waqti danbe. Inkasto aysan si toos ah u faah-faahin xarigiisa Kenya haddana waxaa jiray eedeymo la tuhmayay inay ku heysto, siideyntiisa ayaa qaadatay muddo 10 maalin ah  waxayna wararka shegayaan in lacag lagu soo dayay. Degaanaada Jubbaland   ka soo jeeday Wasiirka inta...

Yuu u afduubanaa  Cabdirashiid Janana ?- War hadda soo dhacay
Post

Yuu u afduubanaa Cabdirashiid Janana ?- War hadda soo dhacay

Nairobi (Raxanreeb ) Ku dhawaad sagaal maalin ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu haystaa Cabdirashiid Janaan oo ka mid ah siyaasiin aad u diidan siyaasadda Ahmed Madoobe ee Jubbaland isla markaana aan la dhacsanayn xukunka mudda dheer ee Ahmed Madoobe ku joogo maamulkaas. 24- kii saac ee la soo dhaafay waxaa isa soo tarayay...