Day: January 21, 2024

Home » Archives for January 21, 2024
Rasaas lagu  ku kala eryay  dibadbaxyaal ka caraysay dil  ka dhacay Muqdisho.
Post

Rasaas lagu  ku kala eryay  dibadbaxyaal ka caraysay dil  ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku kala eryay dad shacab ah oo bannaanbax ka dhigayay isgoyska Banaadir. Xiisadaan ayaa daba socota dil ciidanka dowladda ay u geysteen qof shacab ah oo aan weli la aasin. Ehelada marxuumka geeriyooday ayaa sheegay in aysan aasidoonin inta ay cadaalad ka helayaan. Waddooyin ka mid ah ayaa...

‘’Awoodda Masar yaan la tijaabin oo la handadin walaalhooda Soomaaliya”
Post

‘’Awoodda Masar yaan la tijaabin oo la handadin walaalhooda Soomaaliya”

Qaahira (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay...

PUNTLAND  ‘’ Xasan Sheekh wuu imaanayaa  Garoowe ‘’
Post

PUNTLAND  ‘’ Xasan Sheekh wuu imaanayaa  Garoowe ‘’

Garoowe (Raxanreeb  ) Magaalada Garoowe ee  Puntland waxaa gaaray 24-kii  saac ee la soo dhaafay madaxdii ugu badnayd kuwaas oo ka qayb galaya caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Deni. Waxa wararka  halkaas naga soo  gaaraya ay sheegayaan in ay socoto qaban qabaadii ugu danbeysay ee caleema saarka madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni oo markale...

MW Xasan Sheekh oo lagu eedayay hurinta dagaal ka dhaca Somaliland.
Post

MW Xasan Sheekh oo lagu eedayay hurinta dagaal ka dhaca Somaliland.

Hargaysa  (Raxanreeb ) Somaliland ayaa   ku eedeeysay   Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaalya Xasan Sheekh in uu horkacayo dagaal lagaga soo horjeedo Somaliland. Hadalkan waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Somaliland Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Waxa uu sheegay in kadib markii uu is fahamku badu dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya, uu Madaxweyne Xasan Sheekh...

Shaki ka dhashay  maxaabiis  ka baxsatay  saldhiga Dhuusmareeb.
Post

Shaki ka dhashay  maxaabiis  ka baxsatay  saldhiga Dhuusmareeb.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka Raxanreeb uu ka  helayo  degaanada Galmudug gaar ahaan dhuusmareeb  ayaa sheegaya in halkaas ay ka baxsadeen saldhiga maxabiis   loo haysto dambiyo kala duwan. Saraakiil  ka  tirsan Galmudug ayaa sheegay in ay wadaan sababaha  keenay in saldhiga magaalada Dhuusmareeb ay ka baxsaan maxabiis eedo dhawr ah loo haystay. Sida aan wararka ku...