Day: January 28, 2024

Home » Archives for January 28, 2024
QM oo Ergay cusub usoo magacaawday Soomaaliya
Post

QM oo Ergay cusub usoo magacaawday Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa u magacaabay Raisedon Zenenga, oo u dhashay dalka Zimbabwe, kaas oo noqonaya ku-xigeenka Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah, ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

MW Xasan Sheekh & Abiy miyaa Roma lagu dhax dhaxaadinayaa ?
Post

MW Xasan Sheekh & Abiy miyaa Roma lagu dhax dhaxaadinayaa ?

Roma (Raxanreeb ) ka dib markii uu cirka isku sii shareeray khilaafka dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxwayne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Abiy ay isku arki doonaa magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga. Dhawr jeer ayaa la sheegay in  Abiy Ahmed uu dalbday in ay wada- hadlaan , isaga iyo Madaxwaynaha...

Israa’iil oo taageertay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland.
Post

Israa’iil oo taageertay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland.

ADDIS ABABA (Raxanreeb) Safiirka Itoobiya u fadhiya Israa’iil, Tesfaye Yitayih, ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Israa’iil ay si wanaagsan u aragto suurtagalnimada in Itoobiya ay hesho saldhig milateri, iyadoo u aragta tallaabo muhiim ah oo loo qaaday xasilinta gobolka Geeska Afrika, sida uu yiri. Intaa waxa dheer, Israa’iil kama soo horjeedo heshiiska dekedda Itoobiya...

‘’MW Xasan jooji safarada badan – shaki badan baa jira ‘’.
Post

‘’MW Xasan jooji safarada badan – shaki badan baa jira ‘’.

Roma (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa Roma kaga qayb galaya shir ay martigalisay Taliyaaniga kaas oo ay qayb ka tahay  dowladda Itoobiya oo tan iyo kowdii bishaan aanu wanaagsanayn xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya. Waxaa ka soo baxaya safarka Madaxwaynaha ee Roma warar kala duwan oo la xiriira waxa ay tahay in madashaas uu la...