Month: January 2024

WARCUSUB : Jihada doorashada madaxwaynaha Puntland oo loo Jihaystay
Post

WARCUSUB : Jihada doorashada madaxwaynaha Puntland oo loo Jihaystay

Garoowe ( Raxanreeb ) Dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira doorashada  madaxtinimada ayaa ka socda magaalooyin ka mid ah maamul goboleedka Puntland. Ololahan ayaa xoogaystay ka dib markii la shaaciyay sharuudaha iyo habraaca  doorashasa Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka  Puntland , maadama waqtiga la galayo ay dhaw dahay. Maanta oo Jimca ah Madaxweynaha waqtigu ka...

Habraaca & sharuudaha doorashada Puntland oo la shaaciyay.
Post

Habraaca & sharuudaha doorashada Puntland oo la shaaciyay.

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in si rasmi loo soo bandhigay sharuucadaha iyo habraaca doorashada madaxtinimada Puntland. Guddigaan Doorasha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee habraaca soo bandhigay ayaa la magacaabay maanta oo Jimca ah kuwaas oo isla maanta howl bilaabay. Shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne...

Osoble oo ka faalooday  Aas-Aaska AS & faragalinta Itoobiya- Warqad Furan
Post

Osoble oo ka faalooday Aas-Aaska AS & faragalinta Itoobiya- Warqad Furan

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaan muddo dheerba la yaabanaa muraadka aad leedihiin hadaad tihiin Al Shabaab, balse maanta ayaan xaqiiqda ogaaday. Shisheeye iyo gaalo ayaad u shaqeysaan, waxaadna u qaabilsan tihiin ineysan dowladda Soomaaliya cagaheeda ku istaagin oo eysan noqon dowlad karti iyo awood u leh iney ilaaliso/difaacdo xuduudaheeda cirka, badda iyo dhulka. Weynaan idin fahmine...

PUNTLAND : Guddiga Doorashada Madaxtinimada oo la magacaabay.
Post

PUNTLAND : Guddiga Doorashada Madaxtinimada oo la magacaabay.

Garoowe (Raxanreeb ) Gudoonka Barlamaanka maamulka  Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Guddiga doorashada  Madaxtinimada maamulkaas maalin ka dib markii la doortay Guddoomiyaha & ku xigeenka Barlamaanka. War qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka  Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa lagu magacaabay Gudddiga Doorashada Madaxtinimada maamulka Puntland. Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood...

RASMI : Guddoomiyaha & ku xigeenka Barlamaanka Puntland oo la doortay.
Post

RASMI : Guddoomiyaha & ku xigeenka Barlamaanka Puntland oo la doortay.

Garoowe (Raxanreeb ) Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee golaha Cabdirishiid Yuusuf Jibril uu helay codadka ugu hooseeya oo ah 8 cod. Ilaa afar xildhibaan ayaa u tartamayey gudoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland, kuwaasoo kala ahaa...