Day: March 22, 2024

Home » Archives for March 22, 2024
Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.
Post

Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in isbedel ay ku samayso saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed si loo dar dar galiyo amniga guud ahaan dalka. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka fakaraya in uu dib u soo celiyo xubno hore ugu tirsanaa ciidanka xoogga dalka hase ahaatee meesha ay ka baxeen markii uu xilka uu wareejiyay...

XAALADDA GUUD : Beledwayne wali ma degana .
Post

XAALADDA GUUD : Beledwayne wali ma degana .

Beledwayne (Raxanreeb ) –Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxaa ka taaga xaalada hubinti la’aan ah , taas oo ka dhalatay iska hor imaad maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas. Gudaha magaalada waxaa ka jira , afduub loo kala gaystay dadka ka mid ah kuwa deegaanka oo saamayn ku – yeelatay dagaalka ka dhacay magaalada Beledwayne....

DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .
Post

DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .

Muqdisho (Raxanreeb )- Dib u soo laabashada Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa damac galisay madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo qaaday talaabooyinka ay ku doonayeen sidii dib ay ugu soo laaban lahayeen. Qorshaha dib u soo laabashada madaxda maamul goboleedyada meelaha sida aadka ah dhaq dhaqaaqooda loogu dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Baydhabo...