Day: March 19, 2024

Home » Archives for March 19, 2024
Xasan Sheekh “Eritrea waxay na tartay wax aan cidna na tarin”.
Post

Xasan Sheekh “Eritrea waxay na tartay wax aan cidna na tarin”.

Asmara (Raxanreeb )-Madaxweyne Xasan Sheekh , waraysi uu siiyay intii uu ku sugnaa Asmara telefishinka Eritrea , wuxuu ku tilmaamay Eritrea inay tahay dal khibrad ku filan u leh dhismaha dawladnimada iyo laamaha amniga. Madaxweynaha Soomaaliya oo lahadlayay warbaahinta dawladda Eritrea, ayaa yiri “Eritrea waxay na tartay wax aan cidna na tarin” “Tiro badan oo...

21-qof oo u badnaa  shacab oo lagu laayay duleedka Afgooye ee Sh.Hoose.
Post

21-qof oo u badnaa  shacab oo lagu laayay duleedka Afgooye ee Sh.Hoose.

Afgooye (Raxanreeb )- Wararka  laga helayo duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas duqeymo ay ka gaysteen diyaarado dagaal oo la sheegay in ay caawinayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya. Duqeymahan ayaa lagu soo waramayaa in inta badan lala eegtay qoysas Soomaaliyeed oo  deganaa deegaanka lagu magacaabo Bagdaad halkaas oo hooy u ahayd dadkan....

WARBIXIN | Damaca Villa Somalia ee Dastuurka oo diidmo la kulmay.
Post

WARBIXIN | Damaca Villa Somalia ee Dastuurka oo diidmo la kulmay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa in mudada ka tagan siyaasada Soomalia khilaf ka dhashay hananka loo marayo dhamestirka dastuurka dalka oo ay dowlada Soomalia ay rabto in lasoo gaban gabeeyo dooda dhamestirka dustuurka dalka oo in mudaa soo taagnaa. lakiin waxaa diidan sida loo marayo dhamestirka duusturka dalka siyaasiyiinta mucaaradka oo ay hor boodayan siyaasiyiin miisan...

Xasan Sheekh & Laftagareen oo salaanta iska qaadan – Khilaaf hor leh.
Post

Xasan Sheekh & Laftagareen oo salaanta iska qaadan – Khilaaf hor leh.

Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Laftagreen ayaa xogo soo baxaya waxay sheegayaan inuu damacsan yahay qabashada doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay. Cabdicasiis oo jooga wax ka badan muddo xileedkiisa ayaa ku jooga heshiis wada- ogol ah oo hoosta ka wada saxiixeen maamulkaas iyo xubno mucaarad ku ahaa maamulkaas. Heshiiskaas oo dhamaaday...