Day: March 18, 2024

Home » Archives for March 18, 2024
Hay’adaha amniga Puntland oo ka hadlay  gabar lagu dilay  Garoowe.
Post

Hay’adaha amniga Puntland oo ka hadlay  gabar lagu dilay  Garoowe.

Garoowe (Raxanreeb )- Hay’adaha amniga maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ee Puntland. Waxaa ka qayb galay , kulankan Saraakiisha amniga maamulka Puntland kuwaas oo soo bandhigay natiijada howlgalo joogta ah oo ciidanka amniga ay ka fuliyen deegaanada Puntland. Inta uu kulanka socday  Taliska booliiska...

XOGTA Qarsoon ee wadahadalka Xasan Sheekh & Afwerki.
Post

XOGTA Qarsoon ee wadahadalka Xasan Sheekh & Afwerki.

Asmara (Raxanreeb )- Magaalada Asmara ee Dalka Eretria waxaa kulan mudo saacadaha qaatay ku yeeshay madaxwaynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Eretria kuwaas oo ka hadlayo arrimo dhawr ah. Ilaa iyo hadda waxyaabaha la soo bandhigay  ayaa  ah in labada madaxwayne  ay ka wad hadleen arrimaha ciidanka Soomaaliya ee tababarka ku qaadanaya dalkaas iyo xiriirka labada dal....

Post

EU pledges billions of euros for Egypt as it seeks to curb migration

CAIRO (Reuters) – The European Union announced a 7.4 billion euro ($8.1 billion)funding package and an upgraded relationship with Egypt on Sunday, part of a push to stem migrant flows to Europe criticised by rights groups. The agreement lifts the EU’s relationship with Egypt to a “strategic partnership” and was unveiled as a delegation of...

MOSCOW : Putin oo ku guulaystay doorashadii ka dhacday Ruush-ka
Post

MOSCOW : Putin oo ku guulaystay doorashadii ka dhacday Ruush-ka

Moscow (Raxanreeb )- Markale waxa dalka Ruush- ka Madaxwayne loo doortay Vladimir Putin ka dib doorasho dalkaas ka dhacday sida guddi doorasho oo dalkaas ay u sheegeen warbaahinta. Madaxweyne Vladimir Putin ayaa  helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday. Waxay ka dhigan tahay inuu dalkaas uu...

Labada Aqal ee Barlamaanka oo dood adag ka yeeshay Dastuurka.
Post

Labada Aqal ee Barlamaanka oo dood adag ka yeeshay Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Xildhibaanada Labada  Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah markale dood adag waxa ay ka yeesheen wax ka bedeka Dastuurka KMG ah ee dalka. Doodan ayaa qayb ka ah doodo mudanayaasha Golaha shacabka in maalmahanba ay ka leeyihiin arrimaha Dastuurka oo ay ka taagan tahay khilaaf adag isla markana la...

Post

Herders in Somaliland’s Hawd turn to farming with good results

Around 1,250 pastoralists in Somaliland’s Hawd region have reaped farm produce for the first time, after struggling to navigate through prolonged drought that took a heavy toll on their livestock. Abdirahman Yusuf Adan,36, has been a pastoralist for most of his life. He recently sold his first crops of maize, sorghum, tomatoes, and watermelons to...

Fadeexo soo wajahday ku simaha wasiirka arrimaha dibada Cali Balcad.
Post

Fadeexo soo wajahday ku simaha wasiirka arrimaha dibada Cali Balcad.

Muqdisho (Raxanreeb) – Ku simaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan inuu si khalad ah ugu faa’iidaystay ku simaha xilka wasiirka arrimaha dibadda. Cali Balcad ayaa la sheegay inta uu hayay xilka  ku simaha wasiirka arrimaha dibadda inuu shaqaaleysiiyay  dad iska ku hayb ah isla markaana uu cayriyay...