In a gesture of respect and solidarity during the holy month of Ramadan, the International Committee of the Red Cross (ICRC) has commenced food deliveries to Somali prisons. Over the next four weeks, detainees will receive essential items such as dates, goat meat, rice, beans, milk, and tea, ensuring they can observe Ramadan with dignity....
Day: March 7, 2024
ASKARI isaga oo dhoola-cadaynaya lagu toogtay magaalada Baydhabo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale. Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay...
Golaha wasiirada oo xil muhiim ah u magacabay Marwo Hodan Cismaan.
Muqdisho (Raxanreeb )-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee Marwo Hodan Cismaan in ay noqoto Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska...
Xuutiyiinta oo dilay Badmaaxiin & quus laga muujinayo Markab la weeraray.
Sanca (Raxanreeb )- Maraakiibta xamuulka qaada ee Mareykanka ayaa weerar waxaa ku qaaday , kooxaha Xuutiyiinta kuwaas oo qalgal galiyay amniga badda cas sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah. Xubno ka mid ah Mareykanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray madmaxiin saarnaa weerarka xutiyiintu ay ku qaadeen Markabka. Weerarkan ayaa ahaa...
Deadly explosions nearly miss Ukrainian president Zelensky and Greece premier Mitsotakis
Explosions rocked Ukraine’s southern port city of Odesa during a meeting between President Volodymyr Zelensky and Greek PM Kyriakos Mitsotakis. The Ukrainian navy reported five fatalities, with no injuries to either delegation, according to BBC sources. Mitsotakis described hearing sirens and explosions, with Russia claiming to target a maritime drone facility during Wednesday’s assault. Zelensky...
Boolisku muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabooyin ay ku sugi doonaan amniga caasimada inta lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxa uu Taliska uu sheegay in ciidanka Dowladda ay laba – laabi doonaan howlgalada ay ku doonayaan ay ku sugaan ammaanka caasimada si buu yiri dadka ay ugu...