Day: March 13, 2024

Home » Archives for March 13, 2024
Farmaajo oo diray fariintii ugu adkayd oo ku wajahan MW Xasan Sheekh.
Post

Farmaajo oo diray fariintii ugu adkayd oo ku wajahan MW Xasan Sheekh.

Muqdisho (Raxanreeb  )- Madaxwaynihii hore ee Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale ka hadlay xaaladda guud ee dalka si gaarka ah furitaanka dastuurka KMG ah oo buuq badan uu ka taagan  yahay waqtigan. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa sheegay in ay haboon tahay in Dastuurka KMG in lagala tashado dhamaan  Bulshada Soomaaliyeed si waliba daah furan...

Askar toogasho ku dilay Taliyahooda oo  maxkamad la soo taagay.
Post

Askar toogasho ku dilay Taliyahooda oo  maxkamad la soo taagay.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) – Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  maanta oo Arbaca ah waxaa ka bilowday maxkamadaynta askar la sheegay in ay dileen taliyahooda. Askartan oo wajahaya eedeyn ku saabsan in ay ka so baxeen farumaha dagaal  iyo dilka taliyahooda oo ku dhintay rasaas ay fureen ayaa tira ahaa waxay gaaraan ilaa sagaal askari. Su’aalo...

Biden iyo Trump oo si rasmi ah ugu guuleystay musharaxnimada madaxweyne.
Post

Biden iyo Trump oo si rasmi ah ugu guuleystay musharaxnimada madaxweyne.

Washington (Raxanreeb ) –Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay magacaabista musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha November, halka madaxweynihii hore ee Donald Trump uu noqday musharaxa Jamhuuriga. Biden waxa uu la kulmay mucaarad magac u yaal ah, si uu u noqdo musharraxa Dimoqraadiga, waxaana uu xalay ka...

Pakistan ‘’ Xabsiga laguma booqan karo Imran Khan ‘’.
Post

Pakistan ‘’ Xabsiga laguma booqan karo Imran Khan ‘’.

Islamabad (Raxanreeb )- Dowladda Pakistan ayaa soo saartay war ay ku sheegayso in xabsiga aan lagu booqan karin Ra’iisulwasaarihi hore ee dalkaas , Imran Khan. Maamulka Xabsiga Pakistaan maamulo ayaa shaaciyay in laba todobaad oo wax booqasho ah loogu tagi karin Ra’iisulwasaarihii hore ee dalkaa oo xabsiga ku jira . Hogaamiyihii hore ee Pakistan oo...

Fashil ku yimid dagaalka ka dhanka ah AS ee uu horkacayay MW Xasan.
Post

Fashil ku yimid dagaalka ka dhanka ah AS ee uu horkacayay MW Xasan.

Muqdisho (Raxanreeb )- Niyad jab  ayaa soo food saaray dadka soomaliyeed oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS oo joogsaday oo ay bilowday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya sanado ka hor ka dib markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15 kii bishi May sanankii 2022. Dowladu waxaa ay bilowday dagaal aysa...

Beesha Caalamka oo war cusub ka soo Saartay doorashooyinka Somaliland.
Post

Beesha Caalamka oo war cusub ka soo Saartay doorashooyinka Somaliland.

Hargaysa (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Somaliland  Muuse Biix Cabdi ayaa maalmo ka hor saxiixay sharciga doorashada Somaliland  ka dib  buuq badan oo ka jiray ,   hanaanka doorashada Dalalka saxiibada la ah Soomaaliya ee siiya taageerada oo isha ku hayay doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray , war qoraal oo wadajir ah oo ay uga hadlayeen doorashooyinka. Waddamada ...

DEKADA Muqdisho oo laga soo dejiyay raashiin dhacay .
Post

DEKADA Muqdisho oo laga soo dejiyay raashiin dhacay .

Muqdisho (Raxanreeb ) – Dekada magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu qabtay bur dhacay kaas oo ujeedku ahaa in la soo galiyo suuqyada magaalada Muqdisho. Burkan ayaa lagu keenay dekada magaalada Muqdisho kunteenaro waawayn kuwaas oo ay soo rarteen ganacsato Soomaaliyeed sida ay sheegtay Dowladda Soomaaliya. Agaasimaha waaxda kormeerka ilaalinta tayada waaxda suuqyada ee...

‘’Xukuumadda RW Xamse uu garwadeenka ka yahay hala – rido’’.
Post

‘’Xukuumadda RW Xamse uu garwadeenka ka yahay hala – rido’’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxda dalka ay  yihiin kuwo kala taabacsan maamul goboleed gaar ah. Xildhibaan Gobsan oo ka mid ah Golaha shacabka  ayaa sheegtay in madaxwaynaha Soomaaliya uu taageere u – yahay maamul goboleedka Puntland halka  Ra’iisulwasaarahana uu yahay mid taabacsan maamulka Jubbaland. Waxa...