Day: March 15, 2024

Home » Archives for March 15, 2024
Farmaajo oo ku wajahan Puntland si ay u kulaan Saciid DENI.
Post

Farmaajo oo ku wajahan Puntland si ay u kulaan Saciid DENI.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu safar ku tago deegaanada maamul goboleedka Puntland. Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in ujeedka ugu wayn ay tahay safarka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan uu la qaato Madaxwaynaha dib loo doortay Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni. Labada dhinac waxyaabaha ugu wayn ee...

Wada-hadal dhaxmaray DENI iyo  Wasiirada ee cusub – maxaa laga hadlay?
Post

Wada-hadal dhaxmaray DENI iyo  Wasiirada ee cusub – maxaa laga hadlay?

Garoowe (Raxanreeb) –  Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaas kulan kula qaatay xubnaha Golaha wasiirada cusub. Kulankan madaxwayne Saciid Deni iyo Golaha wasiirada ee cusub ayaa noqonaya kulankii ugu horeeyay ee dhaxmara labada dhinac tan iyo  la soo magacaabay xubnaha  cusub. Waxaa la hadlay sida wararka ay sheegayaan dardargalinta ...

Maxaa ka socda maanta magaalada Beledwayne ?
Post

Maxaa ka socda maanta magaalada Beledwayne ?

Beledwayne (Raxanreeb )- Xaaladda deganaan ah ayaa ka jirta maanta oo Jimca ah magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan halkaas  shalay ilaa xalay ay ka jirtay xiisad dagaal Magaalada waxaa si buuxda ula wareegay ciidan la sheegay in ay taageersan  yihiin maamul la magac  baxay Hiiraan State kuwaas oo  magaalada kula dagaalamay kuwa Hirshabeelle. Magaalada Beledwayne...

Weerar AS ay ku qaadeen  SYL oo la afjaray &  khasaaraha jira.
Post

Weerar AS ay ku qaadeen  SYL oo la afjaray &  khasaaraha jira.

Muqdisho (Raxanreeb )- Isbitaalada magaalada Muqdisho waxaa la dhigay tiro badan oo dhaawacyo ah kuwaas oo ku waxyeloobay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL oo kaabiga ku haya Villa Soomaaliya. Waxaa dhaawacyadaas isbitaalka ku booqday Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam  waxaana inta badan dhaawacyada la dhigay  Isbitaalka Ordgan. Wasiirka ayaa...

SAAKA : Dhawacyo  shacab & masuuliyiin la dhigay isbitaalada Muqdisho.