Day: March 1, 2024

Home » Archives for March 1, 2024
SOOMAALIYA : Xasaradaha siyaasadda & kaalinta maamul Goboleedyada.
Post

SOOMAALIYA : Xasaradaha siyaasadda & kaalinta maamul Goboleedyada.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Siyaasadda Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay wixii ka danbeeyay markii Ra’iisulwasaaraha Itoobiya heshiis muran badan dhaliyay uu la galay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Heshiiskan ayaa wadamada gobolka ku keenay xasaradda xaga siyaasadda ah waxaana socda dadaalo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada salkeedu uu yahay badda ay Itoobiya doonayso in...

Xamse & Xasan oo ku kala aragti duwan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS.
Post

Xamse & Xasan oo ku kala aragti duwan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa in mudda ah waxay sheegaysay in ay qaaday dagaal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab isla markaana lagu guulaystay intiisa badan. Dagaalkan oo la kowsaday doorashada Xasan Sheekh Maxamuud ka horna uu ka socday dalka ayaa Dowladda waxa ay sheegtay in dagaalkan uu ka duwan yahay kii hore. Waxay...

KELIYA Seddax dumar ayaa ka soo muuqday Golaha wasiirada Puntland.
Post

KELIYA Seddax dumar ayaa ka soo muuqday Golaha wasiirada Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhisay xubnaha Golaha wasiirada kuwaas oo bedeli doona xubnihii hore. Wasiiradan waxaay ka kooban yihiin , 21 waxaana ku jiray xubno mucaarad ku ahaa madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni oo shanta sanno maamuli doona. Golaha wasiirada waxaa keliya ka soo muuqday seddax...

Itoobiya & Kenya oo isku diyaarinaya in ciidankooda ka baxaan GEDO.
Post

Itoobiya & Kenya oo isku diyaarinaya in ciidankooda ka baxaan GEDO.

Doolow (Raxanreeb )- Qorshaha ka bixitaanka ciidanka ATMIS ayaa wali ka socdo meelo badan oo dalka waxaana la filayaa in goobahaas ay la wareegaan ciidanka Dowldda Soomaaliya. Meelaha la saadaalinayo in ciidanka ay ka baxaan waxaa ka mid ah gobolka Gedo halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidanka Kenya iyo kuwa Itoobiya oo qayb ka...