Muqdisho (Raxanreeb )- Madax hore iyo siyaasiin ayaa sheegay in madaxwaynaha Soomaaliya uu dalka u horseeday qalaalase iyo jid ay adag tahay in laga soo laabto maadama uu qaaday talaabo kala gayn karta shacabka Soomaaliyeed. Qoraal si wada jir ah ay u soo saareen Ra’iisulwasaariyaashii hore Xasan Khayre, Cumar Cabdi rashiid iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi...
Day: March 30, 2024
Barcad Badeed isku soo dhiibtay ciidamada badda Hindiya
Koox ka tirsan Buurcad badeed Soomaali ah, oo afduub u haysatay dooni kalluumeysi ayaa maanta isku dhiibay ciidamada badda Hindiya, sida ay sheegeen qaar kamid ah warbaahinta, dalkaasi oo soo xiganeyso saraakiil kamid ah, ciidamada badda.
Puntland oo jawaab adag ka bixisay wax ka baddelkii Dastuurka
Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si adag uga falceliyay ansixinta wax ka beddelka Dastuurka oo ay maanta ku dhaqaaqeen xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka, Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo si aqlabiyad leh ku meel mariyay.
Moalimuu ‘’Durbaankii la xado, meel lagu garaaco ayuu rabaa ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maclimuu ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ayaa dhaliilay habka loo meelmariyay afar cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah. War uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka ay ahaayeen kuwa kala dhantaalaya ummadda Soomaaliyeed Waxa uu xildhibaanku ku yiri...
Barlamaanka oo meel mariyay cutubyada lagu muransan yahay ee Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Barlamaanka labadiisa aqal ayaa maanta oo sabti ah meelmariyay afar cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah ee dalka kaas oo muran badan uu ka taagan yahay. Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulankan ayaa ku dhowaaqay sida ay u dhacday riseynta afarta cutub, waxaana ogolaaday dhammaan xildhibaana xaadiray. Guddoomiyaha golaha...
Human Rights Watch : Wax ka bedelka Dastuurka waa halis ee hala joojiyo.
Nairobi (Nairobi ) –Haweeneyda madaxa ugu ah Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch dhinaca Geeska Afrika Laetitia Bader ayaa sheegtay in qabyo-tirka lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka Kumeel-gaarka ah lagu wiiqay xuquuqda Carruurta gaar ahaan Gabdhaha. Wax ka bedelka dastuurta ayaa waxaa ka soo horjeestay Madaxweynayaal iyo Ra’isul Wasaarayaal hore, oo...
FAHAD Yasiin ‘’ Qorshaha Dastuurka waxaa riixaya Imaaraadka ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )-Sheekada ah dastuur ayaa la dhammeystirayaa oo kumeel gaarka ayuu ka baxayaa waa mid aan bislayn waayo dastuurkan wax kasta oo laga baddalo wuxuu wali ahaanayaa kumeel gaar ilaa laga helo afti dadwayne oo uu ku noqdo mid rasmi ah. Sidoo kale, inta ay Somaliland maqantahay oo dalkuna uu kala qoqoban yahay dastuurku...
Maleeshiyaad ku dagaallamaya degmada Diinsoor
Dagaal beeleed ka socda degmada Diinsoor, Gobolka Baay, ee Koonfur Galbeed, ayaa la sheegayaa in dagaalkan oo u dhaxeeyo labo malleeshiyo beeleed oo ku sugan halkaasi.